Omar CMC

Omar CMC

Del

Social Activis

15/08/2026

Muqdisho oo si weeyn looga xusay ONLF. Ogaden National Liberation Front

15/08/2026

Puntland: Ciidamadii u cararay Galmudug waa dambiilayaal. Waxaa ka codsanaynaa Galmudug inay inoo soo celiyaan.

15/08/2026

Taliye Macalin Mahdi: Ninka wasiirka ah qofka caaya ee Facebook-ga iyo TikTok kasoo caaya ayuu wax siinayaa.

15/08/2026

Senator A Qeeybdiid iyo Xil Dhabancad oo soo gaaray Gaalkacyo.

Wafdigaan ayaa u yimid inay Madaxweeynaha JFS Xassan Sheekh kusoo dhaweeyaan magaalada Gaalkacyo

15/08/2026

Xildhibaanada Hawiye iyo Dir oo codka u diiday Deni.
Maxay kula tahay sababta

15/08/2026

Diyaarad F-16 oo hada ka soo kacday Muqdisho oo kusii jeeda Galmudug.

15/08/2026

Cagaftii Xassan Sheekh oo Dhuusamareeb soo gaartay.

14/08/2026

Wacdarihii Galmudug ee caawa

14/08/2026

Madaxweyne Xassan iyo Madaxweyne Qoor Qoor oo kasoo wada muuqday dabaal dagii Galmudug

14/08/2026

Reer Galmudug oo caawa dabaal dagii ugu weeynaa kusoo bandhigay Taleex👏

Vil du plassere din bedrift på toppen av Gym-listen i Larvik?

Klikk her for å få din Sponsede Oppføring.

Sted

Nettsted

Adresse


Oslo
Larvik