Omar Sahal

Veibeskrivelse

Omar Sahal Social Activis

09/09/2026

Deg Deg: Dowlada oo wadata ciidamo hubeeysan iyo Cagaf oo burburisay qaybo ka mid ah Isbitaalka Xamar taas oo taabatay adeegyada caafimaad ee bulshada

09/09/2026

Cadownimada iyo Xiqdi ga ka buuxa fiiriya Odaygaas Duqoobay.

04/09/2026

Jubaland oo canbaareeysay weerar kii Dowladu ka fulisay Doolow.

Sawirada Gurigii Taliye Shub lagu weeraray oo bur bur xoogan ka muuqdo.
04/09/2026

Sawirada Gurigii Taliye Shub lagu weeraray oo bur bur xoogan ka muuqdo.

26/08/2026

Lacag hadaa siiso gabar aad guur ku heshiiseen, haday ka baxdo balanta. Lacagtii waa laga soo celinaa.

Sidaas waxaa dhigaya Qodobka 47-aad ee Sharciga maanta horyaala baarlamaanka.

Maxaa kaaga baxay qodobkaan?

25/08/2026

Dhiinowda waxaa dayacay Maamulka Galmudug.
Wiilkaas Galmudugnimada sidaas ugu weeyn tahay dagan

Mahad Salad oo kasoo dhex hadlay Gudoomiyaha Maxk**ada Sare ayaa waxba k**a jiraan ka dhigay Doorashadii ka dhacday Galm...
24/08/2026

Mahad Salad oo kasoo dhex hadlay Gudoomiyaha Maxk**ada Sare ayaa waxba k**a jiraan ka dhigay Doorashadii ka dhacday Galmudug.

Mahad oo ka xumaaday inuu Liibaan kusoo baxay musharaxa JSP, ayaa bilaabay inuu soo dhexmaro Xisbiga Towfiiq.

# Galmudug

23/08/2026

Xog: 50 Qof oo rayid ah oo u dhashay Beesha Ogaadeen ayaa cawa laga soo tarxiilay xabsiga weyn ee Bosaso waxa ayna hada marayaan Qardho iyaga oo laga tarxiilayo deegaanada Puntland.
Puntland ayaa baryihii la soo dhaafay tarxiishay dad badan oo u dhashay DDS.
Sababta ka danbeysa Ilaa hada ma cadda.

21/08/2026

Wasiir ka Daatuurka, Xassan Macalin "Mucaaradka hada jira waxay u qaab egyihiin Jabhadihii SMN iyo SSDF ee Soomaliland iyo Puntland sameeyay"

21/08/2026

Sh Cali Wajiis oo kamid ah Culumadda ugu waa weeyn ayaa sheegay inuu ka joojiyay Gudniin ka gabdhihiisa.

Sidee u aragtaan hadalka Sheekheena?

Adresse

Larvik

Nettsted

Varslinger

Bli den første som får vite det: Vi sender deg en e-post når Omar Sahal legger ut nyheter og kampanjer. E-postadressen din brukes ikke til noe annet formål, og du kan melde deg av når som helst.

Snarveier

Del