Siman qaali

Siman qaali

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Siman qaali, Auckland.

Photos from Siman qaali's post 18/10/2022

DEG DEG

Xaalka maamulka buntland oo cirka isku shareeray Deni oo weerar cir iyo dhul ah kusoo qaaday kooxda aaran jaan xaalka garoowe saaka waa bandow luuq kastana cabdi bile gawaarida gashaaman ayaa ku go.an

Ciidanka ayaa tan iyo shalay galab ilaa xalay ku qul qulayay Garoowe iyadoo ula jeedku yahay in lagu xasuuqo markaan kooxda aaran jaan

Deni ayaa xalay sheegay in uu Maxbuus siyaasadeed ahaa 3-dii sanno ee lasoo dhaafay hadana uu doonayo in uu cagta mariyo kooxda aaran jaan

Lamagaranayo sababaha hadda keenay in ciidamadan lageeyo Garoowe, iyadoo mudo xileedka deni halsano ka dhiman yahay, uuna qorsheynayo Hanaanka Dimuquraadiyadda oo laysku khilaafsan yahay. Inuu xoog kumeel mariyo ama dhiig fara badan uu daadiyo sidii horay looga bartayba

18/10/2022

Hambalyo guusha ay soo hooyeen Xiddigaha 17- jirrada ah ee Xulka Qaranka Soomaaliyeed ee tartanka da’ yarta ee Bariga iyo Bartamaha Afrika ee CECAFA.

Dhallinyarada Soomaaliyeed waxay leeyihiin hibo, adkeysi iyo karti ay kaga tilmaaman yihiin dhiggooda caalamka, sidaa awgeed waxay mudan yihiin in niyadda loo dhiso, mar walbana la garab istaago.

Waxaan ku bogaadinayaa maamulka, macalimiinta iyo ciyaaryahannada Xulka kubadda Cagta guushan taariikhiga ah.

https://www.instagram.com/mohamed_farmaajo/

HAMBALYO-HAMBALYO.

15/10/2022

Hambalyo mansha alaah maanta waa maalin kuweyn quluubta qalbiyada umadda Soomaaliyeed guud ahaan waa wada ilmey nayaan wlh maanta damiir somalinimo qofkii leh

15/10/2022

Waan qiirooday marka aan arkay sida ciyaartooyda loo wada garab taagan yahay insha Allah Guul🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

Photos from Cabdi Wakiil's post 15/10/2022
10/10/2022

MAASHALLAH RAG CULUS BAA IS HELAY SXBKY Ahmed Tajir iyo hogaamiyaha danyarta caruurta curyaa miinta indhoola yaasha dhagoolada ma yeraanka xabiiibul Malayiinka shacabka MADAXWEYNE FARMAAJO❤️

10/10/2022

Waad barakeysan tahay
Mar hadiiba aad
Xabiibul malaayiin
Gacantiisa ku gaartay
Kugu salaamaya
Maasha allaah

Photos from Siman qaali's post 30/09/2022

Ugu dambeyn waa ku guleysteen Mahad Tigree iyo kooxda xasan garguurte ee Damuljadiid qaarajinta naftii hurihii dhigiisa dhecankiisa qarankaan usoo huray😭

Hadii geesi farxaan qaarajin tiisa Damuljadiid ku guleysteen biixi xijaar odowaa waa kuwa ku xiga ee la u gaarsa nayo

30/09/2022

Farxaan Qoroole ma dhintay tolbeelay madhinte waa illahay maanta gun baan noqonay waan halaag sanay

Tolbeelay waan gablanay indha beelnay halaag sanay gumownay waan Raja beelnay qofkastoo damiir somaliyeed leh maanta waxaa u sugnaaday hoog halaag qoomamo😢😭

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Auckland?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Auckland
1010