OneBarca Somali Fans

OneBarca Somali Fans

Share

Waa pageka taagerayaasha kooxda Barcelona

10/12/2021

Kooxda Waxey Kujirta Waqti Adag Waa In Loo Sabraa Macalin Xavi Wuxuu Uyimid Inuu Soo Dhiso Koox Cusub Waqti Ayee Ubaahantahay Waana Lahubaa Barca Wey Soo Laaban Doontaa 🤘.



30/11/2021

Hambalyo Pedri da'yarka ugu fiican kubada cagta.


27/11/2021

Xavi "De Jong muhiim ayuu inoo yahay wuuna joogayaa"

24/11/2021

Kulankaas waa nagu waajib inaan badino Bayern tabarteed haku tashato 💪.



23/11/2021

Xidigaha caawa kusoo bilaabanaya 🔵🔴.




23/11/2021

Golder Boy star Pedri ⭐️.

Faciis kaweyne 🤘

23/11/2021

Macalimoo Xavi oo la tababaranaya ciyaartoyda Barca 💪.
Tiki Taka waa soo laabatay 🤘

23/11/2021

Barca waa soo laabatay aan kuraaxeysano saaxiibayaal pageka kusoo yaaca 👍


Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Bacoor?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Barcelona Street
Bacoor
4102