15/02/2023
SyL foot club guuleysta dhalinyaro dhamantiin⚽️🙏
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SYL Team Bosaso, Sports Team, Karachi.
15/02/2023
SyL foot club guuleysta dhalinyaro dhamantiin⚽️🙏
05/05/2022
Liipan Hapeep mahamud No 4
Mid ka mid ah Laf dhabarta nadiga faca weyn
SYL Team Bosaso waa mid uu hibe alleh u siiyey Gedan waxa Lagu tilmaami Karaa kuwaatarihi ugu ficnaa nadiga syl ama xafada《sandaqadaha》soo marey waa mid ay ku deydaan jiilka ka danbeya waa mid dar dar geliya weerar yahanada ka soo hor jeeda Liiban akram⚽️👏
Bowe mustaqbal wanaagzan ku Rajeyn⚽️👏
20/04/2022
Camar Abdalle mire7️⃣ wa mid kamida Laf dhabarta nadiga faca weyn SYL Team Bosaso ( SANDAQADAHA) waa ciyaar yahan marka u dhelayo dawashadiza ey ku raaxeystan kuwa ka so horjeda waxa u qayba weyn ama Lafdhabar ka yahy syl team bosso
Abdalle mire Caga Dahab⚽️🙏
Muztaqbal wanaagzan Bowe Qli⚽️🙏
25/03/2022
New pictures SYL Team Bosaso
Horey usocod dhalinyaro
Bender Qasim studium
05/02/2022
New Dress
Team Bosaso
DhaLinyaro Horey u socod baa ino BaLana⚽️🙏
19/09/2021
Kuwii ugu wanagzana jiiLkoDa⚽️
SYL Team Bosaso
Horey u socod baa ino baLana DhaLinyaro⚽️🙏
04/06/2021
NEw pictures
SYL Team Bosaso
DhaLinyaro Horey u socod baa ino BaLana⚽️🙏
13/05/2021
Bream Abdalla Farah Isse mid ka mid Laf Dhabarta NadiGa faca weyn SYL Team Bosaso kani waa plyer ku xamsaha Lugta midig kana dheL Positionka khadka Dhaxa Waa mid markii Ey Dadka Dawanaya aad u cajibey Qofkii Garon LagaLa io kan Dawanya waa Qurxiye aad u wanagzan marku Garonka ku jiro Bream Abdalle farah waa mid jeceL dhaLintiza io NadiGiza faca weyn Ee Syl waa mid mar walpa Taabta shabaqa GoaLka nadiGa kle ee ka so horjeda hdaba Kan plyer Lama dhihi karo waa FarxiyaHa DhaLintiiza
Badana DhaLinTiiZu waxay u yaqanan 《sixiroLaha kamaL DariGa》
Bowh muztaqBaL wanagzan ku rajeynaya i.a
EiD mubarak all muslim🥰👏
17/01/2021
Apdinaasir Mohamed Jamac 3️⃣
Waa xirfadle cajib aH waa Laf Dhabarta nadiga Faca weyn Ee SYL Team Bosaso
Waa ciyar yahan marka u DheLayo daawazhadiza ay ku raxayztan kuwa ka so horjeDa wuxu Qayb wayn ka Yahy ama Lafdhabar u yahy nadiGa faca weyn ee Team SYL
MustaqBaL wanagzan ku rajeynaya Powh⚽️🙏
WELCOME NADIGA FACWEYN E SYL DHALINYARO XAGAN NAGALA SOCDA 👏