Football is an art

Football is an art

Share

welcome to my page!!!

16/10/2025

Scw Scw Scw

Follow me ๐Ÿ™

15/10/2025

ูŠุง ุงุฑุญู… ุฑุญู…ูŠู†

Follow me๐Ÿ™

13/10/2025

Dheh Aamin Wll

Follow me ๐Ÿ™

06/08/2025

H

06/08/2025

N.j

06/08/2025

Hi

06/08/2025

Gyรถkeres

03/07/2025

Coming Soon ๐Ÿ”œ Arsenal Arsenal FC - Mirror Football

03/07/2025

Qofka kaliye ee Wax kasto oo wanag nala wadago aya tahay Adigo dhalinta marna la qaraxesto sports marna wa niya Ibrahim Carab Ibrahim Carab Guleyso sxp ๐Ÿ™

Ha dhihin qof gaalnimo ku dhintay ๐ˆ๐ฅ๐š๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ก๐š ๐ฎ ๐๐š๐ฆ๐›๐ข ๐๐ก๐š๐š๐Ÿ๐จ ( ๐‘๐ˆ๐) sidoo kale ha dhihin gaal aan waxba dagaal kula jirin ๐–๐ฎ๐ฎ ๐›๐š๐ค๐ก๐ญ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ.

Qormadan wee dheer tahay balse waqti yar sii oo aad ku aqriso. Waxan rajeynayaa nafteyda iyo taadaba in ee wax badan ka faa'idi doonto.
______________________________________________

Abii dhaalib wuxuu ahaa Nabbi Muxammed adeerkiisa, marka ee dhinteen Nabbiga aabihiisa iyo Awoowgiisa isagaa soo kaxeestay oo soo koriyay wuxuuna ka jeclaa caruurtiisa kale Sida Cali iyo Jacfar.

Jaceylkiisa xitaa heer wuxuu gaaray caruurtiisa in uu u diidi jiray cuntada ilaa uu ka yimaado Nabbiga wuxuu ku dhihi jiray "Ma cuneysaan ilaa uu ka yimaado Muxammed."

Marka uu weenaaday Nabbiga oo loo soo dhiibay waxyiga wuxuu yeeshay cadow badan oo guddaha iyo dibadda ah balse adeerkiisa marnaba garabkiisa k**a bixin wuuna ka difaaci jiray kufaarul Qureysh..

Abii Dhaalib marka uu sakaraadka u yimaaday Nabbiga wuxuu jeclaa in uu soo hanuuno inta uusan dhiman ka hor, wuxuuna ku dhahaayay "Adeer dheh Laa Ilaaha Ilalaah waad liibaani doontaa." Intaas ayuu Nabbiga ku cel celinaayay asigoo ilmeenaayo.

Ka dib Waxaa Nabbiga ku soo dagtay Aayad Quraan oo micnaheedu yahay : " Ma hanuunin kartid qofkaad adiga jeceshahay laakin waxaa hanuuno qofka uu Alle doono." [ Surah Al Qasas Aayada 56aad.]

Abii dhaalib gaal nimadaas ayuu ku dhintay Nabbiga aad ayuu u jeclaa Adeerkiisa mana rabin in uu Naar galo ka dib ayuu Alle dambi dhaaf u weydiyay waxaana Isla markiiba soo dagtay aayad uu Alle ku canaanaayo Nabbigiisa.

Surada Al Tawba Aayada 113aad ee Page-ka 205 ee Quraank. Ilaahey wuxuu ku yiri:

"Kuma Habboona Nabbiga iyo kuwa rumeeyay [xaqa] inay u dambi dhaaf weydiyaan gaalada haba ahaadeen qaraabadooda markay u cadaatay inay yihiin ehelka naarta Jaxiima."

Gaal dhintay hadduuba qiimo lee yahay Nabbiga adeerkiisa oo ahaa gaalkii ugu sharafta badnaa ayaa loo duceyn lahaa dhimashadiisa ka dib!

Gaalka inta uu nool yahay iyo marka uu dhinto wax dambi dhaaf ah uma weydiin kartid balse inta uu nool yahay waad dhihi kartaa Alloow xaqa tusi, Alle haku caafiyo iwm.

Mida labaad: Ilaahey Insaanka wuu sharfay wuxuuna Quraankiisa ku caddeeyay in uu ka dheerad siyay maqluuqa kale u fiirso aayada ku jirto Suuratul Israa Ilaahey wuxuu yiri:

" Dhabtii waan karaameenay (waa sharafnay) Ilmo Aadam waxaan ku xambaaray barriga iyo badda waxaan ku arsaaqnay wanaag waxaa ka dheeraad siinay wax badan oo ka mid ah maqluuqa aan abuurnay." Suratul Israa Aayada 70aad.

Aayadan si fican u fahan Ilaah ma uusan ku dhex sheegin aayada dhexdeeda qolo gooni ah Sida ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ฅ๐ข๐ฆ ama ๐†๐š๐š๐ฅ ee wuxuu yiri " Waxaan karaameenay Ilmo Aadam." Ilmo Aadamna waxaa ka mid ah Insaanka oo dhan . ( ๐™ˆ๐™๐™Ž๐™‡๐™„๐™ˆ walaa ๐™‚๐™–๐™–๐™ก)

Sidaas darteed ma banaana wax uu Alle fadligaas siiyay in aad ku tilmaamto 'Bakhti' Nabbi Muxamed (๏ทบ) gaalka aan dagaalka kula jirin weligiis uma adeegsan erayga 'Bakhti'

Balse gaalka lagu dilo dagaal Nabbiga wuxuu u adeegsan jiray 'Bakhti' waxaa tusaale u soo qaadan karnaa dagaalkii Badar markii lagu laayay kufaartii Nabbiga dhibtay, marka uu dagaalka dhamaaday Nabbiga (๏ทบ) wuxuu asxaabtiisa ku yiri " Isku soo aruuriya Bakhtigooda."

Meeshaas waxaan ka fahmi karnaa gaal aan waxba kugu heesan marka uu dhinto in aadan u adeegsan karin Bakhti, balse gaalka loo adeegsan karo erayga Bakhti uu yahay gaalka loo yaqaan [ Kaafirul Xarbi].

Aan iska iaalino wax yaabaha qaar in aan Copy iska dhahno inagoon iska hubin sida gaal dhintay in aan dhahno rest in peace (๐‘๐ˆ๐) oo la micno ah Nabad ku nagaaw, sidoo kalena wuu ' bakhtiyay'

Kheyrka waa leysla wadaagaa ee la wadaag Asxaabta kale .๐Ÿ™

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Doha?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Heenat Al Salam Street, Doha Municipality
Doha
ZONE56