15/11/2023
Good picture
sports
15/11/2023
Good picture
28/07/2023
Kulanka 3aad ayaan ciyaari doonaa insha alhaa dhamaan tageeryaasha dhaman waxan idin leynahay guul insha alhaa
16/07/2023
.......RASMIIYAN WALALHA BEYTURAAS .....
15/07/2023
Ma ogthy inaan ahay qofka kali ee runta ka hadal ? saxiixa an keenay ma been baa hee ..JAMAAHIRTA GAADIIDKA MIYAA MISE
BEYTURAAS ...
12/07/2023
Maqaayadada ka dhex qadeena wan haleynaa
maska madoow halis waaye yuuna ku gosan !!!!!!!!!!!!!!!!!!
28/06/2023
SAWIRRO: kullanka maanta koobka munasabadda Mukala Cup ee ciyartoyda xafada Beyturaas .
Group Stages
GOLDEN STAR 1 - 0 RUUSHKA
28/06/2023
Kulanka Galabta iyo Koobka Munaasabada
Mukala-Cup ee ciyaryahanada Xaafada Beyturaas
Waxaana Galabta wada Ciyaari doono warega Group stage ka .KOOXAHA
ARBACO 28- 06-2023
GOLDEN STAR VS RUUSHKA
Sadaal ka bixi
Yaa Galabta badin doona?
28/06/2023
Ciid wngsn Beyturaas sports club