31/12/2022
Saameynta heshiiska uu Cristiano Ronaldo ugu biiray kooxda ka dhisan Sacuudiga ee Al-Nasr.
Iyadoo Saameyntaas Ay Durba Muuqatay xitaa ka hor inta uusan xiddiga reer Portugal Soo Bandhigin funaanada kooxda Sacuudiga.
Taageerayaasha kooxda Sacuudiga ee Al-Nasr ee Instagram-ka ayaa sii laba jibaaray, kaddib markii lagu dhawaaqay heshiiska Ronaldo ay noqdeen 3.4 milyan oo taageere, iyadoo tirada ay weli sii kordhayso Saameynta Heshiiskaas, taasoo ka dhigan wax weyn oo Sacuudiga ku soo kordhinayo. Horyaalka iyo tallaabo cusub oo xirfadda Ronaldo ah.