Arsenal FC Somali News

Arsenal FC Somali News

Dela

Halkan kala soco xog-walba oo ku saabsan kooxda Arsenalโšช๐Ÿ”ดsi joogto ah.โœ…

19/10/2024

๐Ÿ”ด ๐— ๐—”๐—ง๐—–๐—›๐˜ฟ๐˜ผ๐™” โšช๏ธ

๐Ÿ”œBournemouth ๐Ÿ†š Arsenal
๐Ÿ† : Premier League ( Round 8 )
๐ŸŸ : Vitality Stadium
โฐ๏ธ : 7:30 PM Habeenimo ( Xilliga Geeska Africa )
๐Ÿ‘ค : Rub Jones ( Garsooraha ciyaarta )
๐Ÿ“บ : Jarred Gillett ( Garsooraha VAR )
๐’๐š๐š๐๐š๐š๐ฅ๐ข ๐จ๐จ ๐ง๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐๐š๐š๐  ๐Ÿ๐ข๐ค๐ข๐ซ๐ค๐š๐š๐ ๐š ๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ๐š ๐š๐ฒ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ข๐๐ฅ๐š๐š๐ง ๐ค๐š๐ซ๐š๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š๐š๐ง ๐Ÿ”œ
Bournemouth ๐Ÿ†š Arsenal.! ?......๐Ÿ‘‡

- Abdi Karin Caadil

18/10/2024

๐Ÿšจ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‰๐š๐ซ๐š๐š'๐ข๐ ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐Œ๐ข๐ค๐ž๐ฅ ๐€๐ซ๐ญ๐ž๐ญ๐š๐Ÿšจ

Arteta oo ka hadlay Saka: ๐Ÿ—ฃ"Ma ahan dhaawac halis ah, si fiican ayuu u soo kabsanayaa, waxaan maanta haysanaa baaritaano waaweyn sidaas darteed rajo ayaan qabnaa."

Arteta oo ka hadlay Havertz :๐Ÿ—ฃ"Waan la tacaalnay, hadii uu si fiican u tababarto maanta waxa uu fursad fiican u haystaa in uu taam u noqdo kulankaโ€.

Arteta oo ka hadlay Marteneli:๐Ÿ—ฃ" Waa in aan go'aansanno haddii aan rabno in halis galino sababtoo ah waan ogahay in uu doonaayo"

Arteta oo ka hadlay Odegaard: ๐Ÿ—ฃ"Isagu taam uma noqon doono kulankaan.Waxa uu u baahan yahay inuu soo kabsado, Asbuuca soo socda wuxuu noqon doonaa mid noo muhiim ah."

Arteta oo ka hadlay White,Timber iyo Zinchenko:๐Ÿ—ฃ "Aad ayay isugu dhow yihiin saddexdooda, Maanta waa inaan riixno oo dar dar gelino.

- Abdi Karin Caadil

15/10/2024

๐ŸšจRub Jones ayaa dhax-dhaxaadin doono kulanka Arsenal Vs Bournemouth.

Halka Var ๐Ÿ–ฅ๏ธ uu fadhin doono Jarred Gillett.

- Abdi Karin Caadil

14/10/2024

๐ŸšจWaxaa jirto rajo ween in Bukayo Saka uu taam u noqon doono kulanka sabtida ee horyaalka PL aan wajaheeno kooxda Bournemouth.โคต๏ธ

Qormadaan waxaan kasoo xigtay.โคต๏ธ
[ Campbell ]

Waa Good News Warkaan.๐Ÿ”ดโšช

- Zamiir Maxamed Daacad

14/10/2024

๐Ÿšจ๐—จ๐—ฃ๐——๐—”๐—ง๐—˜: Gabriel Martinelli ayaa la filayaa inuu Seego kulanka xulkiisa Brazil ee wajahayaan xulka Peru sababo la xiriira dhaawac yar soo gaaray.

Martinelli ayaa shalay-toola maray tijaabo caafimaad waxaana la ogaaday in dhaawiciisa uusan aheen mid halis ah.[]

- Amiiro Gunners

13/10/2024

๐Ÿšจ๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฑ ๐—ก๐—ฒ๐˜„๐˜€: iLo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Bukayo Saka la filaayo in uu kamid noqdo Ciyaartoyda Arsenal ee wajahaya kooxda Bournemouth maalinta sabtida ah.โœ…

- Abdullahi Yasin

12/10/2024

๐ŸšจWararka sheegaayay in ร˜degaard dhaawiciisa dib u dhac ku yimid wararkaas waxba k**a jiraan sida caadiga aheed wuxuu soo laaban doonaa waqtigii loogu tala galay ee aheed bisha November sida aan kasoo xigtay xogtaan.{Sky Sports News}

- Luul Jaamac Xirsi

12/10/2024

๐Ÿšจ๐—•๐—ฅ๐—˜๐—”๐—ž๐—œ๐—ก๐—š: Bukayo Saka ayaa ka tagay xerada tababarka xulka England wuxuuna ku laabtay kooxdiisa Arsenal si baaritaan loogu sameeyo dhaawaca soo gaaray. [ Sports News]

F.G: Dhaawaca Bukayo Saka ma ahan mid halis ah.

- Abdullahi Yasin

11/10/2024

๐ŸšจDhaawaca Saka soo gaaray ma ahan mid halis ah.๐Ÿ”ดโšชโœ…waxaana la saari doonaa Scan si loo ogaado bad qabka caafimaadkiisa.[]

Yarkaan xulkiisa ma nasiiyaan sidoo kale Arteta ma na siiyo banooniga ayaa ka batay xitaa Bolton waala soo safay.๐Ÿ˜waa yaabnay.....๐Ÿ”ฅ

- Abdi Karin Caadil

11/10/2024

๐ŸšจEthan Nwaneri ayaa qarka u saaran inuu noqdo da'yarka seddexaad ee ugu mushaarka badan Premier League.

17-sano jirkaan ayaa qarka u saaran in loo soo bandhigo qandaraas cusub oo shan sano ah.

Da,yarkaan ayaa usbuucii mushaar ahaan qaadan doono ยฃ60,000) [@Football Transfer]

Da,yar hibo leh waaye yarkaan waa on fire.๐Ÿ”ดโšช

- Zamiir Maxamed Daacad

11/10/2024

๐Ÿšจ๐—•๐—ฅ๐—˜๐—”๐—ž๐—œ๐—ก๐—š: Martin Odegaard ayaa dib u dhac ku yimid ee ku aadaneed soo laabashadiisii.

Waxaana la filayaa in uu soo laaban doono bisha December.[Xigasho@Con Harrison]

F.G: Warkaan war la hubo oo lagu kalsoon yahay ma ahan wixii soo kordha waa idiin soo tabin doonaa insha allah saaxiibayaal.

- Abdullahi Yasin

10/10/2024

๐ŸšจSaka oo dhaawac looga saaray ciyaarta mooyee inta kale waa caafimaad qabaan.!๐Ÿ˜€

Anaga sideenaba sanadkaan dhaawac aaba noola soo diray malahaa.!

- Luul Jaamac Xirsi

๐ŸšจTrossard, Saliba, Calafiori, Saka, Rice.!๐Ÿ”ดโšช

Dhamaantooda waxay caawa kusoo biloowdeen xulalkooda.!๐Ÿ”ฅreer Arsenal caawa aan wada daawano wiilasheena aan wada taageerno.! โœ…

- Amiiro Gunners

Vill du placera din affรคr lรคngst upp i Gym-listan i Stockholm?

Klicka hรคr fรถr att fรฅ din sponsrade notering.

Plats

Telefon

Webbplats

Adress


Stockholm
22STREET