PSG waxey Ibrahim Mbaye ka dhigtay €70m
marki h**e waxey suuqa kusoo dhigtay €50m
Liverpool waxey heshiis la gaartay ciyaariyahanka balse maadama ay aaday Yankuba Minteh aday oo hada Brighton kasoo diiday €60m sido kalana Brighton rabto €70m
PSG iyadana waxey hada taagantahay €70m Ibrahim mbaye 😳🥱
Waxaa ka arki kartaa Fabrice Hawkins Twitter ka
Lkn yar u shaqeeyo Gambian national team wuxuu leeyahay Brighton iyo Liverpool way golaadeen inay wada hadlaa oo arintaan dhameeyaan.
waxaa la dhahaa Foday Manneh Twitter waxa ugu qoran Foday_manneh
Osman
LFC content creator ❤️🔗
Yankubo Minteh € 70m 😳 Brighton lacag ee rabtaa wlhi
21/08/2026
KULANKA UGU HOREEYO HORYAALKA IYO SAADALINTEYDA ? NEWCASTLE VS LIVERPOOL PREMIER LEAGUE 23/8/26 Subscribe to channel here https://www.youtube.com/...
21/08/2026
Live ku jiraa Liverpool press conference 🙌
Osman LFC is LIVE | TikTok Liverpool season prediction. | Check out Osman LFC's LIVE streams on TikTok! Watch, follow, and discover the latest content from Osman LFC.
Premier league is back
20/08/2026
Maanta Video Youtube ka soo dhigay waxaan si fiican u sharaxay sababta Liverpool waqti badan ugu bixisay.
waxaa ku cadeeyay in Liverpool wadada u furan ay tahay kaliyah inay garbo kale iska raadsato sababtoo ah ciyaartooyda psg waa kuwo agent la shaqeeyaan kooxda amarna ka qaataan waxeyna ku tala gal u sameenaayaan in ay kooxaha kale dhacaan,
maadaama ay ka maarmaan ciyaartooydan oo ay badalkooda keensadeen.
marka la yaab ilama ahan sababta ay hada 50m uga gudbiyeen Yankuba Minteh waana laga soo diiday waana ciyaariyahan dhaawac ah waxaan waxaa la dhaha desperation waa inta ay psg rabtay in jahwareer kugu dhaco oo aad ku qasbanaatid waqtigana kaa dhaco.
Hada wadad u furan waa inay kooxda baahideeda kale ay dhisaan weerar wax ka dhib badana jiro 3 maalin ka dib horyaalka furmaayo midfielders ma heesatid🥱
Waxaan heesanaa 4 qad dhexe ah iyo wiil da' yar Trey Nyoni
Waxaan u bexeena Newcastle axada
19/08/2026
Fabrizio Romano wuxuu leeyahay Tottenham waxey rabtaa labo garbo
Sida hada uu soo dhigay David Ornstein wuxuu leeyahay
Tottenham waxey rabtaa labo ciyaariyahan oo kala ah Savinho iyo Omar Marmoush waliba labadaba way rabtaa.
Fabrizio Romano wuxuu leeyahay Omar marmoush waa striker iyo Jackson
Cody Gakpo Wali Liverpool waxaa laga yaaba inuu shaki ku jiro joogitaankiisa.
19/08/2026
🚨😳 Curtis Jones waa baxay inter milan ✈️
Liverpool midfielders waxaa usoo haray
Dominik Szboszlai
Alexes Macca Allister
Ryan
Trey Nyoni
Dafaca waxa bixi rabo Ifeanyi Ndukwe oo ku biiri rabo Valencia Spain 🇪🇸
Premier League season prediction 2026/2027
Klicka här för att få din sponsrade notering.
Plats
Typ
Kontakta affären
Webbplats
Adress
Stockholm