WOOOOOW MAASHALLAH 🥰 😍
ShinoAcademy Waa Akaadiimiyad takhasuskeedu yahay Dalxiiska, Tababarada, iyo Tarbiyadda Dhalinyaradda Soomaaliyee
SAMO Waa media group ka shaqeya sare u qaadida samaha bulshada. Samo waxay idiin soo gudbin doonta v
WOOOOOW MAASHALLAH 🥰 😍
ShinoAcademy Waa Akaadiimiyad takhasuskeedu yahay Dalxiiska, Tababarada, iyo Tarbiyadda Dhalinyaradda Soomaaliyee
Shino Tourism & Training Academy.
Morocco
Assalamu Calaykum
Dhammaan walaalaha ku xiran page-ka SAMO
waxaan idinkugu bishaaraynayaa in 2 Video oo muhim ah aanu idiin soo dhigi doonno usbuuca soo socda gudihiisa hadduu Eebe weyne Idmo.
Waxaa kaloo idiin haynaa bishaarooyin badan oo aad uga farxin doonno waalidiinka soomaliyeed ee jecel Horumarinta Ubadkooda yar yar iyo Barbaarintooda.
Bishaaradu waxaan idiin soo gudbin doonnaa aakhirka bishaan April inshallah.
Waxaan dooneynaa in aan ogaanno inta ruux oo waalidiin ah ee ku xiran page ka isla markaana ku nool qurbaha Fadlan soo qor No (1) plz.
Quruxda Qoyska
Astaamaha Barbaariyaha wanaagsan!
Fadlan share-garee. NO COPY!
Assalamu Calaykum.
Walaalaha sharafta leh ee ku xiran pege ka SAMO
waxaan uga cudur daaranayna in aan la daahnay vedio clipki 3 aad ee SAMO.arimo farsamo awgeed. Fadlan ka raali noqda inshallah Usbuuca soo socda dhexdiisa waanu soo dhigi doonna.
Waan ku faraxsanahay inaad Aabahey tahay LAAKIIN...!
Fadlan share gareey ha copy-yeeynin.
21/11/2015
Video-gii labaad ee SAMO oo Diyaar ah.
Samo: Sare u qaadida samaha bulshada ©
Quruxda Qoyska waa
Waalidkoon is khilaafin
Is qiimeeya naftoodu
Ubadkooda Qalloociyo
waxaan Qiima lahayn
Ka ilaalsha Qas-liita
~ Mustafa Sh. Elmi
------
16/10/2015
Quruxda Qoyska
Part1
Tiirarka Tarbiyada wanaagsan!
Quruxda qoyska #Part1 Tarbiyada Caruurta Qorid, Diyaarin & Soo jeedin Abdisalam Shiino ----------------------- Soo Saarid Sammo Group Abdisalam shiino Zaki Zeki Abdi Addow ----------------------- Ji...