Hayir Designs

Hayir Designs

Dela

Hi, a creative designer passionate about turning ideas into visual art. My goal is to share art that inspires positivity and creativity with people in world

I create a variety of designs using Canva, from minimalist pieces to colorful modern concepts. waa news
war hufan oo xiiso leh iyo waxa markaas ka dhaca daafaha dunida

Photos from Hayir Designs's post 17/08/2026

📢 Ma rabtaa inaad barato Microsoft Excel Af-Soomaali? 💻📊

Waxaan YouTube-ka ku wadaagayaa casharro taxane ah oo Microsoft Excel ah, kuwaas oo si practical ah kuu baraya sida Excel loogu isticmaalo shaqo iyo xirfad ahaan.

Waxaad ka heli doontaa:

✅ Excel Formulas & Functions
✅ IF, AND, SUMIF, SUMIFS, COUNTIF
✅ Data Analysis
✅ Power Query & Power Pivot
✅ Excel Tips & Tricks
✅ Practical Exercises
✅ Iyo casharro kale oo xirfaddaada Excel horumarinaya.

🎯 Haddii aad rabto inaad Excel barato adigoo Af-Soomaali ah, kusoo biir MH Tech Somali.

👉 Subscribe to MH Tech Somali

🔔 Subscribe saar, casharradana la soco.
📚 Baro → Practice-garee → Xirfaddaada Horumari.

MH Tech Somali 🚀💻

MH Tech Somali 22/06/2026

🚀 Ku soo dhowaada MH Tech Somali!

Haddii aad rabto inaad barato Excel, Computer Skills, Programming iyo xirfado kaa caawin kara shaqo, ganacsi iyo horumar shaqsiyeed, waxaad joogtaa meesha saxda ah.

Channel-kan waxaan ku soo gudbiyaa casharro af-Soomaali ah oo fudud, kooban, isla markaana si tallaabo-tallaabo ah loo sharaxay. Ujeedkaygu waa inaan bulshada Soomaaliyeed ka caawiyo barashada xirfadaha casriga ah ee maanta looga baahan yahay shaqada iyo ganacsiga.

📚 Waxa aad ka heli doontaa:
✅ Excel Tutorials
✅ Excel Shortcuts & Tricks
✅ Data Analysis
✅ Programming Tutorials
✅ Computer Skills
✅ Talooyin iyo farsamooyin wax-ku-ool ah

🎯 Haddii aad jeceshahay barashada tiknoolajiyadda iyo xirfadaha shaqada, fadlan Subscribe saar channel-ka MH Tech Somali:

📺 Channel Link:
https://www.youtube.com/

🔔 Subscribe, Like, Share, kana faafi asxaabtaada si aynu u wada korno.

Mahadsanidiin dhammaan taageerayaasha MH Tech Somali! ❤️

MH Tech Somali Kusoo dhawoow MH Tech Somali 🔥 Channel-kan waxaad ka heli doontaa casharro tayo sare leh oo Af-Somali ah kuwaas oo kaa caawinaya inaad barato xirfado casri ah oo muhiim u ah technology-ga maanta. Waxaan diiradda saarnaa: ✅ Excel Tutorials ✅ Computer Skills ✅ Programming ✅ Technology Tips ...

08/06/2026

🚀 Asxaabta Soomaaliyeed ee xiiseeya Excel, Computer-ka iyo Programming-ka.

Waxaan leeyahay channel la yiraahdo MH Tech Somali oo aan ku soo bandhigo casharro Af-Soomaali ah oo ku saabsan:

✅ Excel Tutorials
✅ Excel Shortcuts
✅ JavaScript Tutorials
✅ Computer Skills
✅ Tech Tips & Tricks

Hadafkeygu waa inaan dhalinyarada Soomaaliyeed ka caawiyo barashada xirfadaha casriga ah si ay uga faa'iidaystaan waxbarashada iyo shaqada.

Haddii aad jeceshahay inaad barato xirfado faa'iido leh, booqo channel-ka oo nala soco.

📺 Channel:
https://www.youtube.com/

Haddii casharradu ku anfici doonaan, fadlan subscribe saar oo la wadaag dadka kale. Mahadsanidiin ❤️

Mahamed Hayir 22/04/2026

React Course Somali 🇸🇴 | Casharka 1aad: Sida Loo Abuuro React App + Sida Loo Start Gareeyo 🔥

Mahamed Hayir

Vill du placera din affär längst upp i Gym-listan i Uddevalla?

Klicka här för att få din sponsrade notering.

Plats

Adress


Uddevalla