FC mataanaha football

FC mataanaha football

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from FC mataanaha football, Sports Team, Adado.

Photos from FC mataanaha football's post 29/09/2023

Qaar ka mid ah FC mataanaha football oo kulan safar samalaameyn ah loo sameyay⚽️⚾️🏅🥇

22/09/2023

Lineup FC mataanaha football

Photos from FC mataanaha football's post 21/09/2023

Sawiro qaar ka mid ah FC mataanaha football ⚽️⚾️⚾️⚽️🏅

Photos from FC mataanaha football's post 19/09/2023

Waxaa galapta saacadu markey tahy 4.30pm wada ciyaari dono fc mataanaha football clup iyo fc lions
Waxayna ku ciyaari donan garoonka lions 🏅🥇🏅⚽️⚾️

Photos from FC mataanaha football's post 18/09/2023

Waxaa galabtay ciyaar aad u adag aay dhaxmari dontaa FC mataanaha football iyo fc coominta ku tiibo saacadu markey tahy 4.40pm lasocod wanagsan
⚽️⚾️🏅

Photos from FC mataanaha football's post 16/09/2023

3 players waa kuwa kulanka bari galab sida qaaska ah isha loogu hayaayo⚽️⚾️🏅

06/09/2023

Kani waa mid ka mid kuwii ugu wanagsanaa uguna respectiga badnaa ee somara FC mataanaha football waxan ku lenhy meel kasta oo joogto allah hakugu xafido run ahaantii kuma ilaawi doono

Photos from FC mataanaha football's post 05/02/2023

Fc matanaha foodboll clup waxey manta macasalaamey nayaan halyeygodii qadka dhaxe iyo daafaca dhaxe CB uga ciyaari jiray ee ahaana captain kii h**e matanaha MR khaasun (udub) run ahaantii ka bixitan ka team ka iyo bulshada sameyn ayey ku ledhy ee meel kasta oo aad tagto allah ha kugu sharfo umada ku noolna hooyo iyo aabo allah hakaaga dhigo 👁🥉🥈⚽️

26/01/2023

Kulankii weynaa ee aad wada sugeysen aay ciyarayee fc mataanaha football clup iyo fc lions waxa uu ku soo dhamaday 3_3 bar bar ah ⚽️🏅

Photos from FC mataanaha football's post 26/01/2023

Waxaa galabta wada ciyaari dono fc mataanaha football clup iyo fc lions ku waas oo ku loolami doon garoonka mataanaha football clup saacadu markey tahy 4.40pm lugti h**e oo aay ku ciyaarayen garoonka fc lions waxaa aay guushu raacday fc lions oo ku badiyen 5 _1galaptan waxaa lagu ciyari dona garoonka fc mataanaha football clup ⚽️⚽️⚽️🏅

22/01/2023

Kulan kii weynaa ee aad wada sugeysen aay ciyarayee fc mataanaha football clup iyo fc afarluuq ayaa ku soo dhamaday 6_1 aay gushu ku raacday fc mataanaha football clup goolashoda fc mataanaha waxaa u kala dhaliyay Antony oo 3 gool ah mahad caalin 1 gool ah gacan o 1 gool ah ozil 1 gool ah congratulations congratulations congratulations fc mataanaha ⚽️⚽️🥈🥈🏅🏅

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Adado?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Adado