Iftin football club

Iftin football club

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Iftin football club, Professional Sports Team, Adado.

25/04/2026

Alx ugu dambeyn champions ayan noqonay
tartanka academiyadaha deg.adado
Herkisa 3aad ee sare C 🏆🎖️

19/04/2026

𝐓𝐀𝐂𝐒𝐈
إنا لله وإنا إليه راجعون.

Maamulka, macallimiinta iyo ciyaartoyda kooxda waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan 𝐃𝐚𝐥𝐦𝐚𝐫 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 oo ka mid ah ciyaartoyda kooxda oo aabihii 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐞 ku geeriyooday magaalada Cadaado.

Waxaan Alle uga baryeynaa marxuumka in uu naxariistiisa Janno ka waraabiyo, Sidoo kale waxaan Eebbe uga baryeynaa in uu samir iyo iimaan ka siiyo dhammaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay, gaar ahaan walalken .

Eebbe ha u naxariisto marxuumka, samir iyo iimaanna ha naga wada siiyo.

Aamiin 🤲.

Photos from Iftin football club's post 28/03/2026

Heshiis rasmi ah


Waxaey dib ugu so labteen kooxda herka labad B
Waxeyna saxixen heshis min 1sano
Waxan lenahay kuso dhawada koxda

Welcome to family Iftin football club 👏

Photos from Iftin football club's post 28/03/2026

Heshiis rasmi ah
Waxa kooxda herkeda labad kuso biray dhanka B
Labadan laacib


Waxeyna saxixen heshis 1sano ah
Welcome to family Iftin football club

24/12/2025

Kulan xiiso badan ayan dhigena harale la lenahay
SEMA final tartanka donyale cup
Iftin football club vs

Maxa ino rajeyne Bari galab



13/12/2025

General doonyale cup
Kulankena furitanka groupka B
Waxan laciyareyna dhigeen
Ciyaar ka tirsan heerka groupka B
Iftin football club vs


Photos from Iftin football club's post 20/11/2025

Ciyaaryahan (Bashka) ayaa kooxda dib ugu soo labtay wuxuna saxixay heshiis hal sano ah

Welcome Back ayan ku lenahay zxp

Photos from Iftin football club's post 14/10/2025

Kulan ciyareed lagu soo dhaweynayo Gudomiyaha cusub ee kooxda kubada cagta Iftin football club
Waxan ku rajeynayna guulo fara badan
Nuur Cabdul Caawiye
👏

14/10/2025

Xil magacabis xilkaas oo lo magacabay Nuur Cabdul Caawiye
Gadomiyaha cusub ee kooxda kubada cagta
Iftin football club

Mudane kuso dhawow family Lanta 👏

Photos from Iftin football club's post 19/08/2025

ciyaaryahanada kala ah io aya kooxda kuso biray waxeyna heshiis Rasmi ah u saxixen kooxda kuso dhawada kooxda kubada cagta Iftin football club 19:8:2025____19:8:2026

Welcome to Lanta zxp 👏🙏

12/08/2025

Three legendrs Lanta
Waxay waqti faro badan kuso qaten kooxda kubada cagta
iftin football club guleyso saxipayaal 🫡



Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Adado?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Adado