16/12/2016
Kooxda Ajibt ayaa guul ka gaartay Ciyaartii daahfurka ee Koobka Dhalinta Afgooye.
HAMBALYO HAMBALYO
Garoonka Waanjeel waa Garoon lagu ciyaaro kubadda cagta oo goor dhow lagu dhisay Xaafadda waanjeel ee degmada Afgooye, waxa uuna shaqeynayaa habeen iyo maalin.
16/12/2016
Kooxda Ajibt ayaa guul ka gaartay Ciyaartii daahfurka ee Koobka Dhalinta Afgooye.
HAMBALYO HAMBALYO
16/12/2016
Maanta oo ay aheyd Maalinnimo jimco ah kadib salaaadda Casir waxaa garoonka salaxa ee Waanjeel ka furmay koobka dhalinta afgooye, ciyaarta daah furka oo ay xalwo taallay waxaa ku wada kulmay kooxaha ALQALAM iyo AJIBT, ciyaar aad u kulul oo 60 daqiiqo socotay kadib waxaa lagu kala hoyday 10-3 oo ay Kooxda AJIBT ku macsalaameysay kooxda ALQALAM
Kusoo dhawaada garoonka Waanjeel waxaa goor dhaw la filayaa inay dhacdo ciyaarta lagu daah furayo koobka dhalinta Afgooye taasoo dhex mari doonto kooxaha kala ah ALQALAM iyo AJIBT
| Monday | 16:00 - 20:00 |
| Tuesday | 16:00 - 20:00 |
| Wednesday | 16:00 - 20:00 |
| Thursday | 16:00 - 20:00 |
| Friday | 16:00 - 20:00 |
| Saturday | 16:00 - 20:00 |
| Sunday | 16:00 - 20:00 |