17/11/2024
TACSI: INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
Guddoomiyaha Naadiga Bariga Dhexe SC Abdullahi Abow, maamulka kooxda , maclimiinta iyo ciyaartoyda waxay tacsi u dirayaan Ciyaariyahanka kooxda Bariga Dhexe SC Cali Hussein Daacad oo hooyadiis madiino cilmi cumar ku geeriyootay Mogadishu .
AllaJanatul Fardowsa ha ka waraabiyio marxuumada qoyska iyo eheladii ay ka baxdayna sabar iyo iimaan Alle ha ka siiyoyo. AAMIIM🤲🏼🤲🏼🤲🏼
18/09/2024
Match day ⚽️
Bariga Dhexe SC vs Batroolka Fc
Vamos B/dhexe💪🏽🦅
25/11/2023
Alxamdulillah another Big win🔥🔥
Waxaan kusoo laabanay wadada Guusha Alx
Geeska Africa 1-2 Bariga Dhexe SC ⚡️
Bariga Dhexe SC 🌳
19/11/2023
Alxamdulillah another big win🙏🏼
Gantaalaha Afgooye 3:5 Bariga Dhexe SC
Ugu danbeyn Darbigii adkaa waan jabinay🪓
# Vamosss Bariga Dhexe SC
18/11/2023
Derby Afgooye 🌳🌳
Vamous Dhexe SC🔥🔥
15/11/2023
Well done another Big win Alxamdulillah
Waxool 3:4 Bariga Dhexe SC
Dhexe guuuuuul🔥🔥🔥
12/11/2023
Alxamdulillah 3points and 3 goals
Hilaac fc 1-3 Bariga Dhexe SC
Viva Dhexe SC🔥🔥
11/11/2023
sign ✅💪🏽
Daleel Daacad
NO 10
welcome to Bariga Dhexe family 🔥🔥
04/11/2023
Hard luck Dhexe family 💪🏽💪🏽
Guuldaro walbo waxaa xiga waa guul💪🏽
30/10/2023
Alla ayaa mahad u sugnaatay Oo kulankayni ugu horeyay horyaalka heerka 2aad aan ku furanay Bar Baro inkastoo u qalanay guuul…..
Bariga Dhexe 2-2 madbacada