FC Xidigaha Xaawa Taako

FC Xidigaha Xaawa Taako

Share

Kani Waa Page Saxda ah Ee Kooxda Kubada Cagta Ee Xidigaha Xaawa Taako .

26/07/2025
24/07/2025

KULAN SOO DHAWEYN GAROONKA XIDIGAHA GALABTA

XIDIGAHA XAAWO TAAKO
VS
SHOWRI STAR FC

20/12/2024

XIDIGAHA

20/12/2024

Welcome to xidigaha

Photos from FC Xidigaha Xaawa Taako's post 07/11/2024

Alx 🤲🤲 Guul muhiim ah so garny galabta WAXAN U GUDUBNY AFAR DHAMADKA

17/08/2024

انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه واسكنه الفردوس الأعلى يارب 🤲🤲🤲😭😭
Illahey Haka waraabiyo janadii fardowsa wllkeena🤲🤲 Dhamaan Ehel iyo qaraawo asxap iyo BAHDA CIYARAHA Sawar iyo iimaan allh inaga wada siiyo 😪🤲🤲 FC DABSAAR AYU KATIRSANA ALLAHA KAWARABIYO JANADA

02/03/2024

Hadal kooban oo uu ka jeediyay legend h**e
AXMED YUUSUF ABSUGE (SULDAAN ABSUGE)
munaasabadii sagootinta ahayd
Bogaadin iyo dhiira gelin

Photos from FC Xidigaha Xaawa Taako's post 27/02/2024
Photos from FC Xidigaha Xaawa Taako's post 26/02/2024

LEGEND H**E
AXMED YUUSUF ABSUGE (SULDAAN ABGUSE)
GALABTA SI QURUX BADAN AYAA LOO SAGOOTIYEY
WAXAAN LEENAHAY ALLAH KU NABAD GEEYO MEESHA AAD RABTO AMA U SOCOTO

26/02/2024

Insha'allah galabta iyo mideeye stadium
Sagootin legend h**e
AXMED YUUSUF ABSUĢE (SULDAAN ABSUGE)

14/12/2023

DHAMAAN CIYAARTOYDA XIDIGAHA XAAWO TAAKO oo ay ugu h**eeyaan ciyaartoydii h**e iyo kuwa hadda teamka u ciyaara waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan walaalkeena
CALI CABDI XUSEEN
Oo hooyadiisa maamo RAXMO CARTAN SHIRE GUULEED
Ku geeriyootay afgooye taariikhda marka ay ahayd
13/12/2023

WAXAAN LEENAHAY WALAALKEENA
CALI CABDI XUSEEN
Hooyo allah u naxariisto
Qabrigeeda allah u waasiciyo
Kitaabkeeda gacanta midig allah ka siiyo
Marti la jecel yahay allah ka dhigo
Janatul firdowsa allah ugu bishaareeyo
Gadaasheeda alle nama fidneeyo

Ehelkii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay
Samir iyo iimaan allah ka siiyo

30/11/2023

Master save

Cumarow dheere

Horumar sports ayaan kuu rajeeneynaa

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Afgoye?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Afgoi
Afgoye
252