18/01/2024
ASC
Dhamaan Bahda Sportsk Dagmada Baardheere Koley Waxa Meesha Kadhacay Waa Lowada Jeday Galabta Mana Ladhihi Karo Banooni Waxas
Koley Wixii Warbixin Ah Wan Sugeyna I.a Warka Isma Saarno
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Qaamo Football Club, Sports Team, Baardheere.
18/01/2024
ASC
Dhamaan Bahda Sportsk Dagmada Baardheere Koley Waxa Meesha Kadhacay Waa Lowada Jeday Galabta Mana Ladhihi Karo Banooni Waxas
Koley Wixii Warbixin Ah Wan Sugeyna I.a Warka Isma Saarno
18/01/2024
Shaxda Rasmiga Ay Ku Ciyaareyso Kooxda Qaamo Football Club
18/01/2024
BISMILLAH
TODAY GAME
Qaamo Football Club 🆚 Horseed
🏟 GARONKA :- Bardera Stadium
🏆 KULANKA :- Liiga SerA
📆 TAARIQDA :- 18 - 1 -2024 QAMIIS
⏰ SAACADA :- 16:25
Shaxda Inta Ayan Idinkula So Wadagi Dona Saacada Markey Tahay 16:00 I.a
DAWASHO WACAN DHAMAAN TAAGERAYASHEYNA SHARAFTA LEH DHIRAGALINTIINA WAANO MUHIIM🙏❤️
MAROODIYAASHA
28/03/2023
ASC Dhamaan Asxaabta Kuxiran Bartena sports
Waxan Idinlenahay Ramadaan Kariim Kulu Caam Wa Antum Bilqeyr
Waxan Halkan Hambalyo Ogu Direyna Anagoo Ah Qaamo Football Club ____ Legend Kii H**e Ee Koxda Deerow Xasan Deerow Xasan Tartankii Kasocday Dagmoyinka Gobolka Banaadir Ayuu Ahaa Ciyar Yahanadii Kuguleystay Cup Waxa Uuna Matalayay (Dagmada Gubadleey ) Sxb Waxa Kuleenahay Hor Usocod Wngsn
Waxan Kulenahay Dadaalkaaga Hor Usii Wad
Maamul Goboleed
Ser A
ILAA Heer Qaran I.a Wad Gaari
( Axmed Thabud
Axmed Xamdi Osmaan
Aweys Shukane
Abdifatah Igadda-ciyarta
Casemiro Love Kaskeey )
Herka Hada Eey Jogto 5 Qof Ee Kashaqeysay
Keep Up Marwaliba
Maxey Naga Mudan Yihiin 5 Legend
Like shere si uu meel fog u gaaro
Mahadsanid
Moroodiyaasha waligaa Haka shakinin Qaamo Football Club
15/02/2023
Alx Allah Aya Mahad iskaleh oo Halkan Naso Garsiyay
Liiga Dagmada iyo Halka aan ku Harnay Marka labaad Waxa Mahad Iskaleh Maamulka sportska Dagmada Baardheere oo Si Wanagsan Kusoo Waday Liiga Isla Hadana Ayku wadan Dhamaan Gudiga iyo Gadomiyaha
Banooni Xuma Umanan Harin Ee Nasiibka Ayaa Halka Ku Ekaa
(Lama Fiiriyo Badiska Ee Waxa Lafiriya Masoo Dadaashay Mise Masoo Dadaalin )
I.a Waxa Nobalan Ah Liiga Kale Iyo Anagoo Saan Ka xoog Badan I.a
Mahadsanidin
Maroodiyaasha Qaamo Football Club
Ugu danbeyn Guushii waan garnay I.a
Intan iyo in kabadan rajeynena
10/11/2022
Rasmi
Waa isku aadka heerka 2 labad degmada baardheere
Fc b lesan vs fc milano
Fc b cesan vs fc garshire
Fc kurman vs fc Kasey
Fc sarinley vs fc Qaamo
Fc lafooley vs FC dulcad
Fc hormud vs fc flay istaar
Fc dabaqo vs fc heegan
👍Like Saar Pageka
✏️Fikirkaada Nala Wadaag
⤴Share Dheh Postigan,
👏Falcelinta Nagu Dhiiri Geliya, Mahadsanidiin🙏🙏🙏
football club
War majiro waxaa nalaga sugayaa cupka oo kaliya sandkan wax la isku ogyahay wax k**a halaban I.a
08/07/2022
“Mamulka , Macaliminta ciyartoyda iyo tageeraha kooxda Waxey halkan munaasabadda Ciidul-adxaa awgeed u hambalyeeynayaa guud ahaan Ummadda Islaamka ah gaar ahaanna Shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida kaga suganyihiin. Waxaana Eebbe ka baryayaa in uu dhammaanteen innaga aqbalo acmaasha wanaagsan ee aan soo gudannay, Rabbina acmaasha xajka haka aqbalo xujayda gudanaaya waajibaadka
EID MUBARAK ALL MUSLIMS AROUND THE WORLD 🌏
16/05/2022
K**a xumin in aan waayno farmaajo
lkn wxaan ka xunahay niyad jabka shacabkena Somaliyeed
Sorry 😭
you are safe insha allah after 4 years
person and voice when it arrives
09/05/2022
ASC Friends, we are suddenly sick of Ahmed Hamdi Osman
Casemiro's girlfriend had a minor altercation yesterday and they were two lovers.
Football sends real friends so we wish our brother a speedy recovery and may God bless him.
Soo duceeya asxaabta i.a