Halgan football club bardhere

Halgan football club bardhere

Share

HALGAN FOOTBALL CLUB BARDHERE GEDO JUBALAND SOMALIA πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ”₯⚽️

06/04/2026

Ready ❀️πŸ”₯
Sanadkan maxaad norajeynesa
Halgan football club bardhere

04/04/2026

He is back πŸ™Œ πŸ”₯

16/09/2025

Wxan tackle wa dhaafe magacee u bixinaa πŸ˜‚πŸ’”
Halgan football club bardhere ba i qabaty mana dhuusin been dheh 🀣

15/09/2025

Mach day HaLgan vs kaskey
garonka macalin ajuke stadium
Sacada geeska Africa 4:30
I. A family HaLgan kuwi guleysta Allha naga dhigo vamos 🦁πŸ’ͺ

15/09/2025

Rasmi welcome to HaLgan Farxan bogba kuso dhawow bah kujecel zxp πŸ¦πŸ‘€βœŒοΈ

03/09/2025

Ciyara galapta waxey ku dhamatey (halgan 2 vs kurmaan 1 Alx family halgan mar walipa guul i. A

03/09/2025

Kulankii galabta dheelnay
Halgan football club bardhere vs
Full time halgan 2 kurman 1
Golashi kulanka maanta wxa no dhaliyen
⚽️ ___ ⚽️
Man of the match πŸ”₯

02/09/2025

Mach day HaLgan vs kurmaan
Sacada geska Africa 4:30
Garonka macalin ajuuke stadium
Vamos HaLgan I. A guul β€οΈβš½οΈπŸ™Œ

02/09/2025

Kooxda Halgan football club bardhere darbiyada ku tagan tahy ayuu ka mid yahy love ugu cimaamada

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Baardheere?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Baardheere
5566