x.dhexe fc

x.dhexe fc

Share

teeam ciyaara kubada cagta kaciyaara gobolka sanaag jira mudo 4 sano ah

Photos from x.dhexe fc's post 17/06/2024

CIID MUWAARIK 🎊 🎊

WAXAAN ANAGOO ISKU DUUBAN UGA HAMBALYAY NAYNAA TAAGEERA YAASHA YADA MUNAASABADA CIIDA LAXAHA πŸ‘ ANAGOO LEH SANAD KAN SANAD KIISA ILAAHAY BASH BASH IYO BARWAAQOπŸ˜„ HAYNAGU GAARSIIYO MAHAD SANIDIIN πŸ‘‹

17/04/2024

Ciyaartoyda Real Madrid ayaa ku dhex wareegey badge-ka Man City ee tunnel-ka garoonka Etihad Stadium si ay uga fogaadaan inay ka talaabaan inta lagu guda jiro tababarkooda mudnaanta ah kulanka Quarterfinal-ka ee UCL.

Xushmad! πŸ‘

(oo loo marayo El Chiringuito TV )

07/04/2024

Hambalyo hambalyo hambalyo
Kooxdoo isku duubani waxay idinku hambalyayn si mug iyo miisaan leh πŸ‘

20/12/2023

Waxaan go'an ku gaadh nay inaan page kan xirno mahad sanid πŸ˜ŠπŸ‘‹

Photos from x.dhexe fc's post 07/12/2023

Marka h**e allaa mahad oo dhan usug naatay
🎊Alhm dullillaπŸ…πŸ†πŸ₯‡βš½οΈπŸŽŠ
Marka xigata Maah maah horaa waxay ahayd gari labo nin k**a qosliso .
Waaxaanu ku farax sanahay guusha aanu kasoo hoyynay tartanka kubada cagta ee xafadaha dagmada hadaaftimo tar tanku wuxuu ahaa mid si qurux badan loosoo abaa bulay guushuna nagu raacday
Waxaa annkoo isku duuban leenahay taageera yaasha aad iyo aad baad umahad santihiin πŸ†πŸ…πŸ₯‡

03/12/2023

Ssc guul πŸ₯°πŸ˜πŸ™‹β€β™‚️
Final cidii noogu timaada waa riq day naa ilaah idamkii πŸ˜†

14/10/2023

Azlaamu calykum dhamaan reer xaafad dhexe πŸ₯°

07/05/2023

Waxaan rajaynayaa inaa kusoo laabano sida ugu dhaqsiyaha badan inshaa allahu tacaalaa
Like & comments &share
Intaba indinkaa laydinka helaa πŸ’™πŸ₯°πŸ‘‹

Photos from x.dhexe fc's post 07/03/2023

Team kamida kuwa ugu shidan magaalka hadaynan ahayn kuwa ugu h**eeya my team horumar wacan idiin

Hal iyo labo dhan kaa iyo
& saar

Macasalaama .....

Photos from x.dhexe fc's post 30/01/2023

Maanta waxaan halka ku marti qaadeenaa labo ciyaar yahan oo ka kala dheela

1: " "=oo kadheela qadka dhexe ⚽️
2: "d, "= oo kadheela daafac ⚽️

Run ahaan tii waa labo ⚽️oo aad uqiimo badan laba dooda boosna aad uga adag xirfad ciyaaris tooduna aad usarayso waxaana kufaana dhamaan dhalinta ⚽️ waxaanu urajey naynaa inay mudo badan ku qaataan naadigooda ⚽️

Waxaanu umahad celinay naa dhamaan taageera yaasha ku taageera naadiga ⚽️

HADABA DAAWADE πŸ‘ πŸ‘† πŸ‘‰ πŸ‘ŠINTUBA WAA DHANKAAGAπŸ₯°

30/01/2023

lahaan waa mid kamida ciyaar yahanada ugu wacan team ka waamid cajiiba xidha lambarka 10aad wuxu caan kuyahay baas sakhrad leh gamida shoot cajiiba ugam bida markuu kasoo horjeedo cadow giisa run ahaan tii waa mid aad kuraxay sanayso ciyaartiisa ugu dan been balan teenu waa πŸ‘ ☝️ πŸ‘‰ & πŸ‘Š

Mahad sanidiin dhamaan taagee rayaasha

Maca salaama πŸ‘‹

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Badhan?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Hadaaftimo
Badhan