20/12/2024
Ogeysiis dhamaan macaamiisha waxaa diyaarinay Promo Code u gaar ah oo idin anfaci doono bil kasto hel faaido ka badan inta aad qasaartay celcelis 75% cashback ah & 200 bonus lacag dhigasha kasto Promo code waa kan ku isticmaali ID Akoonti cusub 👉 KAXDA
Wixii faahfaahin ah nagala soo xariir teleefoon WhatsApp ka https://wa.me/252617118474
13/03/2024
Ogeysiis dhamaan macaamiisha waxaa diyaarinay Promo Code u gaar ah oo idin anfaci doono bil kasto hel faaido ka badan inta aad qasaartay celcelis 75% cashback ah & 200 bonus lacag dhigasha kasto Promo code waa kan ku isticmaali ID Akoonti cusub 👉 KAXDA
KKhaalid FoodhaadhiSSuperSport Football FFoos Filsan
Wixii faahfaahin ah nagala soo xariir teleefoon WhatsApp ka https://wa.me/252618371680
08/03/2024
Ogeysiis dhamaan macaamiisha ama caasimada iyo dhamaan gobolada Dawlad Deegaanka Soomaalida in aanu u diyaarinay Promo Code u gaar ah oo idin anfaci doono bil kasto hel faaido ka badan inta aad qasaartay celcelis 75% cashback ah & 200 bonus lacag dhigasha kasto Promo code waa kan ku isticmaali ID Akoonti cusub 👉 JIGJIG24
Wixii faahfaahin ah nagala soo xariir teleefoon WhatsApp ka https://wa.me/252618371680
29/02/2024
Hormuud
Private Number
☎️0617118474
Edahab: 0627118474
Evc+Plus: 0618371680
E-Birr: 0956604838
Sahay: 0956604838
Hormuud Marchant: *789*685233*100 #
Hadii aad u baahan tahay VIP Promo Code sanadka cusub ee 2024 oo Apdate ah ila soo igala xariir WhatsApp Number: https://wa.me/252618371680
25/05/2022
English
We are a virtual campus focused on creating an interactive learning platform. we connect like-minded professionals and youth through corporate training, upskilling, and networking events.
At ISETskill, we evolve inspire, and transform mindsets. we mould youth to be future leaders entrepreneurs and ignite their critical thinking skills.
Somali
Waxaan nahay xarun wax-ku-ool ah oo diiradda saareysa abuurista goob waxbarasho oo is-dhexgal ah. Waxaan isku xirnaa xirfadlayaasha isku fikirka ah iyo dhalinyarada anagoo adeegsanayna tababaro shirkadeed, xirfad sare, iyo dhacdooyinka isku xirka.
ISETskill, waxaan ku kobcinaa dhiirigelinta, oo aan beddelnaa fikradaha. Waxaan dhallin-yarada u qaabaynnaa inay noqdaan hoggaamiyeyaasha mustaqbalka hal-abuure ganacsi oo ay shidaan xirfadahooda fekerka muhiimka ah.
10/03/2022
Asxaabta My Reels ku soo dhawaada.
19/01/2022
Logo casri ah facebook Cover iyo Youtube thumbnail IWLM si aan kugu hagaajino si free ah fadlan Page follow soo dheh Like Saar la soo xiriir WhatsApp Link hoose👇
http://wa.me/252617118474
11/01/2022
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeybgalay barnaamijka wacyi galinta iyo ka hortagga mukhaadaradka barnaamijkaan ayaa galabta lagu qabtay Degmada Xamar jajab ee gobolka Banaadir.
Duqa muqdisho ayaa kula dardaarmay shacabka rer Xamar jajab in ay iska ilaaliyaan wax yaabaha keeni kara amni darada kana ilaaliyaan caruurtoda waxyabaha maanka dooriya si ay uga badbaadiyaan waxyabaha maanka dooriya.