Ururka Kubadda Cagta Barawe

Ururka Kubadda Cagta Barawe

Share

BRAVA FOOTBALL ASSOCIATION

Photos from Ururka Kubadda Cagta Barawe's post 12/01/2025

Xulka Degmada Barawe oo ka Qayb Galeen Koob Ka Socdo Degmada Marka Oo Ah Is Dhaxgalka Bulshada

Xulka Degmada Barawe Waxa Shalay La Ciyaaren Dhigoda Janale Oo Ka Badiyeen

Xulka Degmada Barawe Xaatan Waxay Kusugan Yihiin Final Ayaga Iyo Dhigoda Marka

Finalka Waxay Ciyaari Doonan Berito Oo Ah Isniin 13/1/2025
Reer Barawe Ducada Wa Xagina InshaAllah

09/10/2023

Waxaa manta qori tuur loo sameeyay 4ta xaafadood ee isugu soo harty tartankii noo socdy ee dagmada barwe waxa ayna isugu aadeen sida tan
Obasiibo vs wadajir
Baqdaad vs holwadaag
Waxaana la ciyaari dooona bari haduu alle idmo taariikhda 10/10/2023

Photos from Ururka Kubadda Cagta Barawe's post 26/09/2023

Dhamaan bahda sportska dagmada barawe waxaa la wadaagenaa ciyarta k**a danbesta finalka dagmada oo lagu maamuusayo halyeygii dagama barawe Aweys abubakar bilaawo ( lamuumba ) tariiqda markey tahay 27/9/2023 maalin arbaco ah in la ciyaridoono haduu alle idmo waxaana kuwada loolami doono labada xaafadood (Saqaawadiin vs holwadaag )

25/09/2023

Kulanka maanta 25/9/2023
WADAJIR vs HOLWADAAG

24/09/2023

SAQAWADIIN vs DAYAX 1-0

Photos from Ururka Kubadda Cagta Barawe's post 24/09/2023

Furitaanka ciyaarta galabta 24/9/2023

24/09/2023

Galabta waxaa ciyaari doono DAYAX vs SAQAWADIIN

23/09/2023
23/09/2023

Xiriirka kubadda Cagta ee degmada barawe Oo maanta qorituur sameeyay

Waxaana qorituurkaas loo sameeyay 4 xaafadood oo kala ah
saqaawadiin
Dayax
Holwadaag
Wadajir

Waxaana isku Soo aadeen

Saqaawadiin. Vs dayax

Wadajir vs holwadaag

Wuxuuna bilaaban doonaa berito oo axad ah i.a oo taariikhdu ku beegam

24/9/2023

Saqaawadiin vs dayax

25/9/2023

Wadajir vs holwadaag

24/06/2022

Waa garoonka cusub ee kubadda cagta degmada baraawe ali omar sheegow stadium

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Baraawe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Baraawe