29/08/2026
Magaca Ururka: Somali Community Support (SCS)
Nooca: Community Organization
Himilada: In la taageero bulshada Soomaaliyeed, lana kobciyo fursadaha waxbarasho, caafimaad, horumarinta bulshada iyo wacyigelinta.
Aragtida: Bulsho Soomaaliyeed oo isku duuban.
28/08/2026