Wadajir Fc

Wadajir Fc

Share

wadajir Fc πŸ–€πŸ’› kusoo dhawaada meelkastoo dunida kajoogtaan waxan wax kunahay taageerayaasheena πŸ–€πŸ’› http://tiktok.com/@wadajirfc10

13/03/2026

Cambaareyn ka dhan ah Anfac media iyo wixii galabta ka sameysey garoonka tayo stadium
Annaga oo ah xafada wadajir ka qeyb galeysay tartanka kubadda cagta ee uu baahiyay telefishinka, anfac waxaan si adag u cambaareyneynaa caddaalad darrada iyo eexda lagu sameeyay intii uu socday tartanku.

Waxaa nasiib darro ah in mid ka mid ah kooxihii ciyaarayay loo muujiyay eex cad, taas oo sababtay in kooxdeena laga saaro tartanka si aan cadaalad ahayn. Tani waxay dhaawaceysaa kalsoonida ciyaartoyda, taageerayaasha, iyo guud ahaan hufnaanta tartanka.

Kubadda cagta waa inay ku dhisnaataa cadaalad, hufnaan iyo tartan siman, balse wixii dhacay waxay muujinayaan in qiyamkaas aan la ilaalin.

Sidaas darteed, waxaan ka codsaneynaa maamulka tartanka iyo telefishinka baahiyay inay si degdeg ah u baaritaan ugu sameeyaan arrintan, isla markaana la hubiyo in mustaqbalka aysan mar kale dhicin eex noocan oo kale ah.
Sidoo kale waxaan ka wadajir ahaan go,aan ku gaarney inaan dib dambe tartan Anfac media wadato Aanan ka qeyb galin
Ugu dambeyn, waxaan u mahadcelineynaa taageerayaasheenna sida ay noo garab istaageen, waxaana rajeyneynaa in cadaalad dhab ah la helo.

β€” Maamulka iyo ciyaartoyda Kooxda waad umahdsantihiin sida aad umatasheen degmada wadajirπŸ’ͺ

03/12/2025

Kulanka Manta
Tartanka Xafadaha Baydhabo
Daarusalaam vs WadajirπŸ’ͺ

27/11/2025



Hormuudka xafadaha wadajirπŸ’ͺ

08/02/2025

Saf sharafeedkii ay nosameyeen farmers fc
Football is respect ⚽️❀️

19/01/2025

Ogeysii waxaan halkaan ugu cadeyneynaa dhamaan tagerayaasha family Wadajir in aan qeyb ka aheyn tartanka la qaban doono mudooyinka sosocdo ee Wadajir league cup sababo jiro owgeed dhamaan ka qeyb galayaasha waxaan urajeyneynaa nasiib wangsan waxaan halkaan karaali galineynaa dhamaan tagerayaasheena oo jeclaa in aan qeyb ka ahaano tartankaas dhamaan ciyaartoyda koxda waa xor meshey rabaan ayey ka ciyaari karaan

17/01/2025

part 1
Waxaa uu kamid yhy aas asiyaashii team wadajir
Mudo uu kamaqnaa garoomada markle wuxuu mujiyey awodiisa Mr unstoppableπŸ”₯

Photos from Wadajir Fc's post 12/01/2025

Champions πŸ† πŸ₯‡

11/01/2025

FINAL DAY wadajir league Cup
Wadajir Fc vs
saadaali oo ku guuleyso 5$
Sharudaha
Like
Follow
Share
N.b sadalinta waxey ku eg thy markey ciyaarta bilaawato
Wadajir πŸ¦πŸ’›πŸ–€

Photos from Wadajir Fc's post 09/01/2025

Xogweynta waa diyaar maalinka sabtida I.a
Hadal yar iyo howl bdn I.a
πŸ’ͺ

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Wadajirstreet
Baydhabo