05/11/2025
Qormadaan ayuu qorey wiilkeeni soomaaliyed oo laga guulestey🥹
Mahadsanidiin, Minneapolis!
Inkastoo natiijadu aysan ahayn tii aan rajaynaynay, haddana waxaan si aad ah ugu mahadcelinayaa qof kasta oo taageeray ololaha aan bulshada ku dhisnay.
Waxaan sii wadi doonaa inaan idinla garab dagaallamo si aan u dhisno magaalada aan mudannahay. Aan h**e u soconno.
24/10/2025
10/09/2025
07/09/2025