Waaberi SC

Waaberi SC

Share

Waaberi FC 2013.

Photos from Waaberi SC's post 03/03/2026

๐–๐€๐€๐๐„๐‘๐ˆ ๐‹๐„๐†๐„๐๐ƒ๐’ kulankii shalay soodhaweyntii Legend Saรฏd Abdi .

Waxaa kulanka soodhaweynta isku arkey shalay kabtano,maclimiin iyo maamul kooxda waqti soo maamulay ilaa hadana gacanta ku hayo.

Walaalkeen waxaan leennahy ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ๐๐ก๐จ๐ฐ๐จ๐จ๐ฐ ๐๐š๐ฒ๐๐ก๐š๐›๐จ .

01/03/2026

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐’๐จ๐จ๐๐ก๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง -๐’๐š๐ข๐ ๐๐ข๐ข๐›๐š๐ฒ -๐‹๐ž๐ ๐ž๐ง๐๐Ÿ™.

Beri galab waxaa kulan Saaxiibtinimo ah dheeli doono ๐–๐€๐€๐๐„๐‘๐ˆ ๐‹๐„๐†๐„๐๐ƒ๐’ , kulankaas oo lagu soodhaweynayo ๐’๐š๐ข๐ ๐๐ข๐ข๐›๐š๐ฒ oo dalka dib ugu soo laabtay.

Said waxaa uu kamid yahay cayaartoydii lagu aasaasay kooxda Waaberi SC .

Legend ku soodhowoow dalkaaga iyo dadkaaga ๐Ÿ™.

Maalinta:Isniin
4:00PM Galabtii
Garoonka Iry guun Stadium ๐ŸŸ๏ธ

Photos from Waaberi SC's post 20/07/2025

Hamblyo kabtan Fu,aad๐Ÿ‘. Dhamaan Waaberi SC Family waxay kuugu hambalyeynayaan difaacashada buugaaga thesiska.

Waxaan kuu rajeynaynaa mustaqbal iyo nolol hormar leh.

Congratulations from the Yellows ๐ŸŸก๐Ÿ’› Family.

Photos from Waaberi SC's post 16/07/2025

Dhamaan Waaberi SC Family waxay hambalyo u dirayaan agaasimaha kooxda Aadam Abdullahi Ibrahim -Skills, oo difaacday buugga heerka 1aad ee jaamacada.

Waxaan kuu rajeyneynaa guulo badan iyo mustaqbal weyn insha Allah ๐Ÿ™

OneFamily๐ŸŸก๐Ÿ’› Congrats .

Photos from Waaberi SC's post 27/06/2025

Waan ka harnay tartankii heerka 3aad ee magaalada beydhabo mase ahan dhamaadkeenna.

Waxaa mahad oo dhan usugnaatay Alle weyne ka sokow maamulka, maclimiinta, cayaartoyda iyo taageerayaasha kooxda Waaberi SC oo sanadkaan dadaal weyn iyo garab istaag ku bixiyey hormarka naadiga iyo in hiigsi laga dhabeeyo, balse qadarta Rabbi SWT ayaa qorneyd oo tii Alle ayaa dhacdey.

Waannu soo laaban doonnaa innaga oo sidaan ka adag, kana diyaar garoow fiicannahay inshallah.

HallaWaaberi ๐ŸŸก๐Ÿ’›๐Ÿ™ One team one Family WAABERI SC ๐Ÿ’›๐Ÿ’›๐Ÿ’›.

10/06/2025


Waaberi SC VS FC Elman Bay
Today 3:30PM
Dr Ayuub Stadium ๐ŸŸ๏ธ.

Must Win game . CMNYellows ๐ŸŸก๐Ÿ’›๐Ÿ‘

05/06/2025

Eid Mubarak dhamaan taageerayaasha, maamulka, cayaartoyda iyo maclimiinta kooxda๐Ÿ‘๐Ÿ‘.

Eid Al-Adha ๐ŸŸก๐Ÿ’›

03/06/2025

Defeated but not Destroyed โŒ.

We will came back strong incha-Allah๐ŸŸก๐Ÿ’›๐Ÿ™

02/06/2025


Waaberi SC VS FC Towfiiq.
3:30PM
Dr Ayuub Stadium ๐ŸŸ๏ธ
Tue: 3/6/2025.

Bilowga safarka guulaha insha Allah ๐Ÿ™.

One team one mission ๐Ÿ’ช๐Ÿ’›๐ŸŸก .

Photos from Waaberi SC's post 26/05/2025

Waaberi SC 2018.

Sawirka waxaa ku jiro xidigo badan oo kubada ka gaaray heerka 1aad ee Koonfurgalbeed Somalia. Waa xidigaha:-
- Ilyas Ibrahim Ahmed , Deeqow Biibaaye , Aden Ali Buule, Asad Mohamed Abdulahi .

Kuwo waxay sii wateen safaradooda waxbarasho ee dibad iyo gudo iyaga oo lagu daray kuwo shaqada maalinlaha uga go,ay kubadda iyo kuwo isaga fadhiistay :-
Faisal Hassan Liban Abdulahi Ahmed Mohamed Sahal Abdimajiid Farax Xaamud Maslax Yaxye Muuse Isaaq Xuseen Awees@Mawliid.

Faysal Nuur Wuu waa cayaaryahan weli u dheela kooxda Towfiiq heerka 3aad.

Balse labada legend marnaba k**a faaruqin kooxda waana kabtanada sanadkaan iyo sanadihii la Soo dhaafay.
Macalimow Deeq iyo Hassan Mohamud Saafi ๐Ÿ™ ๐ŸŸก๐Ÿ’› Big respect.

Dhamaan legendska sawirkaan ka muuqda iyo kuwa aan ka muuqan ee kooxdu soo matalay meel walboo aad joogtaan caafimaad,cimri dheer iyo cibaado ku jooga ๐Ÿ‘๐Ÿ‘.

One team one Family WAABERI SC ๐Ÿ’›

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Baydhabo