02/10/2022
Safka Rasmiga Ah Man City Vs Man United
Walle Waraa Jiri doono
Kani Waa Pageka Rasmiga Ah Ee. Fc Towfiiq Fadlan Nala Saaxib Mhdsanid 💪💪💪
waa bogga rasmiga ah oo aad kala socan doontaan inta badan warar kusabsan kooxda manchester iyo guud ahaan kooxaha kaciyaara horyaalada kaladuwan ee qaarada Eirupe sida
england spain italy farace iyo dhaman qarada yurup horyasljeeda o ay qeeb katahay germany
02/10/2022
Safka Rasmiga Ah Man City Vs Man United
Walle Waraa Jiri doono
02/10/2022
Derby Manchester 🏴
Kulanka Manchester United 🆚️ Manchester City
🏆 tartanka primer Lague Round ️⃣9️⃣
🏟 Garoonka Etihad Stadium
👤Garsoorka Michael Oliver
✍Taarikhda 2 October 2022
⏲ Saacadu 4:00 pm Galabnimo
FG : Waxaa Lafilayaa Manchester United inuu Kamaqnaan Doono Captain ka Kooxda Ee Harry maguire
Dhanka Manchester City Waxaa Kamaqnaan Doono Daafaca Reer England ee John Stones
30/09/2022
Official: Eric Ten Hag Ayaa kuguleystey Macalinka Bisha September Ee Horyaalka 💪
Halak uu
MARCUS RASHFORD 🔟🏴 💪✅
Kuguuleystey Ciyaaryahanka Bisha
29/09/2022
✍ Marcus Rashford 🔟🏴 iyo Antonio Martial 9️⃣🇫🇷 Ayaa Kamaqnaan doonaan Labaduba Kulanka Manchester Derby ee Ka dhici Doona Garoonka Etihad Stadium 🏟✅
Maadaama Aysan Labaduba Wax Tawbar ah Lasameyn Kooxda Isbuucan Taasi Waxay dhibaato wayn ku tahay Dhamaan Taagerayaasha Kooxda Manchester United Qaasatan macalin Eric Ten Hag ✅✍✅
Like Nagu dhiirageli Hadaa markii kuuga Horeysey ay thayna Follow Naso Dheh Mahadsanid
29/09/2022
RASMI ✍ MARCUS RASHFORD 🔟🏴 Ayaa Kuguuleystey Abaal marina Ciyaarhanka Bisha Ee Horiyaalka primer Lague
Hada Wuxuu Aad uga dhawyahay inuu taam u noqdo Kulanka Manchester United Ay Wejihi Doonta Deriskooda Manchester City ✅
Like Naga dhiiri Gali Mahadsanid
28/09/2022
RASHFORD 🔟🏴 Waxuu Ku Rajo Weynyahay inuu Taam Unoqdo Kulanka Derby Manchester Ka dhici doono Etihad Stadium 🏟
27/09/2022
Way dhici kartaa Xagaaga Dambe 💪
04/11/2021
Waxaa lafilayaa in Uu garoomada kamaqnaado 3____4
Isbuuc😢
29/11/2020
✅yaa Asxabta cavani cimaamadiisa halatuuro
Ninkaan caadi ma ahan
✅bedel ayuu kusoo galay kadibna
2 goal buu kutuurtay odayga caadi ma ahan
25/11/2020
✔dhaman kulamada laga ciyaaray
UCL caawa iyo natiijoyinkii kasoobaxay
24/11/2020
✅waa 10ka Kulan
EE Kasoo wajahan kooxda
✅manchester united
✅Shaqo bay sugeysaa ole iyo kooxdisa
08/11/2020
Uga danbeen 1 1 ayaa ku soo dhamaaday depiga