15/06/2025
Natiijada kulankii maanta.
Bogga rasmiga ah Bay City fc ! Annagaโค๏ธ #Qoyska Baycity
15/06/2025
Natiijada kulankii maanta.
15/06/2025
Kulanka maanta
Fc Bay City vs fc Samafone
Waxaan maanta ciyaareyna kulankeena 4-aad tartanka heerka sedaxaad ee degmada baydhabo
06/06/2025
Natiijada kulankii maanta .
06/06/2025
Kulanka maanta
Bay City fc fc vs fc BERDAALE
Waxaan maanta ciyaareyna kulankeena 3-aad tartanka heerka sedaxaad ee degmada baydhabo
05/06/2025
๐พ๐๐๐ ๐๐๐ฃ๐๐๐๐จ๐๐ฃ ๐๐๐๐ข๐ข๐๐๐ฃ ๐๐ช๐จ๐ก๐๐ข๐๐๐ฃ๐ฉ๐!
Kooxda ๐๐๐ฒ ๐๐ข๐ญ๐ฒ ๐
๐ waxay idiin rajaynaysaa ciid farxad leh nabad iyo caafimaad ku ciida.
Allaha naga dhigo kuwii ciidan ciideeda kale ku gaara barwaaqo iyo bashbash.
๐พ๐๐๐ ๐๐ช๐๐๐ง๐๐ ! ๐โฝ
29/05/2025
Natiijada kulankii galabta .!
29/05/2025
Kulanka maanta
Bay city vs Hilaac
Waxaan maanta ciyaareyna kulankeena labaad tartanka heerka sedaxaad ee degmada baydhabo
22/05/2025
๐จ KULANKA MAANTA ๐จ
๐fc ๏ธRaadsan
๐HORYAALKA HEERKA 3-AAD EE DEGMADA BAYDHABO
๐๏ธDR AYUUB ISTADIUM
โฐ3:30 PM
๐๏ธ 22/5/2025
๐KHAMIIS
Bay city sports club ๐ช๐ช
Match day
Big match. Dr ayuub istadium
Jadwalka Rasmiga ah ee kulamada aan ciyaareyno Group A | Horyaalka Heerka 3aad ee Degmada Baydhabo
๐ ๐๐ ๐๐๐ฒ ๐๐๐๐ โ ๐ฏ๐ฌ ๐๐๐๐๐ฌ๐๐ง
๐ ๐๐ ๐๐๐ฒ ๐๐๐๐ โ ๐ฏ๐ฌ ๐
๐ ๐๐ข๐ฅ๐๐๐
๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ ๐๐๐๐ โ ๐ฏ๐ฌ ๐
๐ ๐๐๐ซ๐๐๐๐ฅ๐
๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ ๐๐๐๐ โ ๐ฏ๐ฌ ๐
๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐จ๐จ๐ง
Waxaan hiigsaneynaa guulo iyo horumar
Taageeradaadu waa dhiiragelin! ๐ช๐
25/04/2025
Bay City waxa ay soo dhaweyneysaa isku aadka Horyaalka Heerka Sedaxaad ee Degmada Baydhabo halkaas oo ay kooxdu ku tartami doonto Group A !
TACSI! Innaa Lillaahi Wa innaa Ileyhi Raajicuun.
Maamulka, Macallimiinta, Ciyaartoyda iyo Guud ahaan Taageerayaasha naadiga Bay city Waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, qaraabada iyo dhammaan bahda kubadda cagta koonfur galbeed geerida ku timid allah u naxariistee gadoomiyaha olombikada koonfur galbeed iyo halyey kubada cagta abdulqadir shariif xirow oo laxaqiijiyay Geeridiisa.
Alle waxaan u weydiinaynaa Marxuumka in uu hooygiisa ka yeelo Jannatul Firdowsa, samir iyo imaanna uu ka siiyo qoyskiisa iyo guud ahaan bahda Kubbadda koonfur galbeed Soomaaliyeed.