KGS Academy

KGS Academy

Share

Akadeemiyada cusub KGS

07/07/2023

Yaa garanaya ciyaaryahankan waa xiddig caan ah oo ka ciyaaraya horyaalka Premier League.?😁

Aan kuu sii qisho waa daafac ka tirsan mid ka mid kooxaha waa weyn ee EPL.

06/07/2023

kulanka barito subax saacada 7:30Am haduu All idmo fikirkaaga ka dhiibo iyo fallow shareta waa dhankiina dadkeygow

06/07/2023

πŸͺ™ πŸ‘ƒπŸ¦΅πŸ‘„βœŒπŸ¦»πŸ¦ΆπŸ¦±πŸ–• πŸ‘€ look at the youths how they playπŸ’₯ sheerta iyo fallowda waa dhankeena dadkeenow

Photos from KGS Academy's post 06/07/2023

On our work. πŸ’ͺ 😁

Photos from KGS Academy's post 05/07/2023

Afternoon core workπŸƒβš½οΈπŸ¦΅ 🏟 ⛓️

01/07/2023

Hambalyo Munaasabadda 1-da Luuliyo

Dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan waxaan ugu hambalyayneynaa munaasabadda 63 guurada ka soo wareegtay maalintii gobollada koonfureed ee dalkeennu ay xorriyadda qaateen, isla markaana labadii gobol ee woqooyiga iyo koonfurta dalkeennu ay midoobeen.

Toddobaadka xorriyadda dalkeennu waa mid ku suntan, una taagan gobannimada, midnimada iyo jiritaanka ummadnimo. Waxaana xuska iyo weynaynta maalmaha xorriyaddu ay dib inoo xasuusinayaan waddaniyaddii, Soomaali jacaylkii iyo sooyaalka halgameyaashii iyo dhaqdhaqaaqyadii gobannimo doonka ahaa ee dhaliyey xorriyadda dalkeenna.

Waxaan shacabka Soomaaliyeed ku boorinayaa in ay mar walba xusuustaan una duceeyaan halyeeyadii naftooda u huray sidii ay dalkeenna iyo dadkeenna uga kor qaadeen heeryadii gumaystaha, waana in aynu sooyaalkooda ka barannaa cashar aynu ku dabbaqno nolosheenna maanta, innaga oo xoojinayna dal jacaylka iyo midnimada dhexdeenna ax
Hambalyo dhammaan ummadda SoomaaliyeedπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’ͺπŸ‘€

wabillah Towfiiq

30/06/2023

Kooxaha Horseed iyo Mogadishu City Club yaa ku guulaysan doono koobka lagu soo xerayo todobaadka xoriyada Soomaaliya?? Aragtidaad

30/06/2023

FULL-TIME CIYAARTII U DHEXEYSAY @ KGS Academy VS FC MURSAL
WAXAA 3--4 KU ADKAADAY F C Mursal

Academy

30/06/2023

kulanka galabta Aan wajaheyno dhigeena Mursal # garoonka stadium 🏟stadium 🏟β™₯

27/06/2023

π‘ͺ𝑰𝑰𝑫 π‘΄π’–π’ƒπ’‚π’‚π’“π’‚π’Œ عيد Ω…Ψ¨Ψ§Ψ±Ωƒ

Dhammaan ummadda muslimiinta Ψ§Ω„Ω…Ψ³Ω„Ω… ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed waxaan idinkugu hambalyeyneynaa munaasabadda ciidul Adxa(عيد Ψ§Ω„Ψ§ΨΆΨ­Ω‰ )oo maalinta berri ah. I.a πŸπŸ«πŸ‘πŸ“πŸ„πŸ‘€πŸ”ͺπŸ”ͺβœ…

25/06/2023

Guud ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxaan ugu hambalyeyneynaa63- sano guurada ka soo wareegtay dharaartii xornimada Gobollada Woqooyi ee 26-ka Juun oo ah maalin qiima weyn ugu fadhida gobannimada iyo midnimada dalkeenna, waxaan guud ahaan shacabka Soomaaliyeed Urajeyneynaa sanadkaan Sanadkiisa inuu Alle inagu gaarsiiyo Barwaaqo iyo Hormar.πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄Somalia guuul πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’ͺβ€πŸ‘€

Photos from KGS Academy's post 25/06/2023

maalinta xornimada Soomaaliya 26 juneπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄βœŒπŸ’›

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Horseeed
Baydhabo