26/10/2024
#๐๐๐๐๐ฬ๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐!!!!!!! ๐โค๏ธ
0๏ธโฃ - 4๏ธโฃ. FC Barcelona xoogweynta ๐ช
Pagekan waxaa ka mamnuuc ah cayda iyo hadalada aan anshaxa ahayn
26/10/2024
#๐๐๐๐๐ฬ๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐!!!!!!! ๐โค๏ธ
0๏ธโฃ - 4๏ธโฃ. FC Barcelona xoogweynta ๐ช
Inaad aado Xaramka oo aad soo gudato waajibka Alle waa wax aad u wanaagsan, balse waxaa mudooyinkan ku soo batey social media igu sawir oo cibaado ah, marka waxaan dhihi lahaa dadka u heley fursada ha uga faa'ideystaan cibaado khaalis ah waayo iney mar kale heli doonaan Alle ayaa og.
02/06/2024
Kubadu waa cad iyo madow run ahaanti waxay aheed ciyaar aan sameyney bandhig wanaagsan balse nasiibka ayaa naga hiiliyey. Forza GREDO Somalia Sports Club well done
30/04/2024
Soo dhawow bro Sadaam Abdirashid Abdi
28/04/2024
GREDO Somalia footballers
04/04/2024
๐จ ๐๐
๐
๐๐๐๐๐: Manchester United have faced 275 shots in all competitions in 2024, the most of any side across Europeโs top five leagues. ๐ฎ
โฆand itโs ๐๐ ๐ฌ๐ก๐จ๐ญ๐ฌ ๐๐ ๐๐ข๐ง๐ฌ๐ญ ๐ข๐ง ๐ญ๐ก๐ ๐ฅ๐๐ฌ๐ญ ๐ญ๐ฐ๐จ ๐ ๐๐ฆ๐๐ฌ.๐คฃ๐คฃ๐คฃ๐คฃ
Fabrizio Romano
31/01/2024
Kan ma ahan horyaal ee waa Mugdisho Cup, sababtoo ah kooxaha ka dhisan degmooyinka Soomaaliya qeyb k**a ahan waana sababta aysan u laheen taageero. Somali Football Federation 1951 mala idinka yeelaayo tan๐ค
24/01/2024
Hambaliyo xidigaha Galmudug finalists
Tartanki aan malxiiska ka aheen oo bari dib u furmi doono
Xiriirka kubada cagta KGS Southwest State Football Association waxay ka dhawaajiyeen ineysan ka qeyb galeynin tartanka dowlad goboleedyada iyo gobolka Banadir ilaa isku dhaf lagaga sameynaayo maamulka, waana go'aan wanaagsan, balse waxaa isweydiin mudan ma yahay maamulka ciyaaraha KGS mid isku dhaf ah oo sedaxda gobol ee koonfurgalbeed ma u dhanyihiin, misana ma yahay mid lagu mideysanyahay๐ค
Waxaan sugnaaba waa KGS vs Hirshabelle ๐
Ciyaaryahanada KGS way usoo boodey wlh guuldaradooda xitaa waa la ilaawey๐๐๐๐ 3-0 meel lagu sheegaayo xitaama arkin๐๐๐