Baidoa Fitness Center
Home of body building
“Waxaan ku faraxsanahay xiriirka nagala dhaxeeyo koxda BaaySom Football Club waxaana fursad u siiney bisha Ramadan in ay tababar ku sameeyaan xarunteena “
24/02/2026
Waxaa maalintii labaad Xarunteena Baydhabo Tababar ku sameynaya ciyaartoyda Naadiga kubada Cagta BaaySom Football Club kaasi oo ah Hogaamiyaasha horyaalka heerka koowaad ee KGS , waxaan ku faraxsanahay xiriirka wadashaqeyn ee nagala dhaxeeya Baaysom .
19/09/2025
BaaySom Football Club 🤝 Baidoa Fitness Center
Ku soo dhowaada Baidoa Fitness Center waxaa diyaar kuugu ah macalimiin qibrad sare uleh jirdhiska iyo agab dhameystiran oo nocyadiisa h**e an Somali loogu arag 🏋🏿Baidoa Fitness Center.
Waxan halkan uga mahadcelinayna masuliyinta iyo dhalinyarada nagala soqayb gashy munasabadan xarig jarka ah waxa si rasmi ah ufurnay xaruntena cusub kuso dhawada dhamantin 🏋🏿Home of champions Baidoa Fitness Center
of body building.
31/05/2025
It's finally open.
Qeyb ka mid sawirada furitaankaBaidoa Fitness Center . Hada Waxaa si rasmi ah h bilowdey is diiwaangalinta .
31/05/2025
Galabta waxaa si rasmi ah loo furi doonaa Xarunta cusub ee jirdhiska BAIDOA FITNESS CENTER .
.🏋🏿
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Baydhabo
252