17/02/2026
Ramadan Kariim
Dhamaan Maamulka, ciyaartoyda iyo taageerayaasha Naadiga kubada cagta ee Darusalam waxay hambalyo u dirayaan guud ahaan ummadda Muslimiinta gaar ahan umada somaliyeed munaasabadda bisha barakeysan ee Ramadaan.
Illaahay ha naga aqbalo acmaasha suuban.
15/02/2026
Our boy
Adan Abdi Daahir (vandijk)
Mustaqbalka maanta iyo bari
11/02/2026
📌 Kulankeena Maanta 🤍⚽️
🆚 FC B.B.G
🏆SW Super league R-10
⏰ 3:30 PM,
📅 WED, 11/02/2026
🏟️Dr Ayub Stadium
07/02/2026
انالله وانا اليه راجعون
Dhamaan maamulka, macalimiinta , ciyaartoyda iyo Taageerayaasha Kooxda Waxay muragada la qeybsaneynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey Allaha u naxristee walaalkeen Adam Mohamed Kheyre oo ka tirsanaa bahda Ciyaaraha KGS . Ilaah waxaan uga baryeynaa inuu naxriistiisa janno uu siiyo 🤲
07/02/2026
📌 Kulankeena Maanta 🤍⚽️
🆚 Horseed Baay Sports Club
🏆SWS Super league R-9
⏰ 3:30 PM,
📅 Sabti, 07/02/2026
🏟️Dr Ayub Stadium
30/01/2026
Mr save
Mustafa Mohamed Ibrahim (AK)
30/01/2026
📌 MATCH DAY 💙🤍⚽️
🆚 Xidigaha Buslay
🏆SWS Super league R-8
⏰ 3:30 PM,
📅 Friday, 30/01/2026
🏟️Dr Ayub Stadium