FIID WANAAGSAN
ASXAABTA
MMAA
Nice
23/11/2025
Islamic State-linked rebels kill 89 civilians in east Congo attacks, UN force says KINSHASA, Nov 21 (Reuters) - Islamic State-linked rebels have killed 89 civilians in multiple attacks in eastern Democratic Republic of Congo's Lubero territory, the U.N. peacekeeping mission in the Central African country, known as MONUSCO, said on Friday.
jimaafayl
asxaabta
HABEENWANAGSAN
ROOB ALLAHA INOOKEENO
AMIIN
YAARABI
HAMIINFAYL ASXAABEY
soomaaliyey warmaqla
03/11/2025
Koox budhcad badeed ah oo saarnaa saxiimadaha dheeraya ayaa lagu soo warramayaa in ay weerareen Markab marayey xeebaha Badweynta Hindiya gaar ahaanna meel masaafo ahaan magaalada Muqdisho u jirta 600KM.
Markabkan oo uu ka babanayey calanka jasiiradda Cayman Islands ayaa sida xogtu sheegayso siday Kiimikooyin ku socotay dhinaca kale ee qaaradda Afrika.
Hawl galka Maraakiibta ee Midowga Yurub ayaa sheegay in Markabkan dingiin loo diray 28ka bishii h**e iyada oo loo sheegay in uu la kulmi karo weerar kaga yimaadda dhinac budhcad badeedka Soomaalida.
Ragga Markabkan weeraray ayaa la soo werinayaa in ay rasaas ku fureen si ay u joojiyaan balse uu ka baxsaday isaga oo u jihahstay dhinaca fog ee badweynta Hindiya.
Weerarkan ayaa noqonaya kii kowaad ee budhcad badeeda Soomaaliya ku qaadaan Maraakiibta adeegsanaysa xeebaha Badweynta Hindiya intii lagu jirey sannadkan sii dhammaanaya ee 2025-ka.
Gallaydh TV
01/11/2025
dabkakaceynigeria
Nigeria | Petrol tanker falls, catches fire in Edo A petrol tanker caught fire on Saturday at the Ogheghe junction on Sapele Road after falling due to a bad spot on the road.
jimaa fayli barbaarey
30/01/2023
30/01/2023
Naaliilaahi wainaailaahi raajicuun
What afuny
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Baydhabo