27/08/2025
Halkaan Iyo Meel Kasii Sareyso Iyo Guulo Badan ayaan Idiin Rajeyneynaa Saxpyaal
Apdirahman Mohamed Ozmaan
So Dhawaada Asxaabta Like Inoo saara Page ka
27/08/2025
Halkaan Iyo Meel Kasii Sareyso Iyo Guulo Badan ayaan Idiin Rajeyneynaa Saxpyaal
Apdirahman Mohamed Ozmaan
15/07/2025
Dhamaan ciyaaryahanada Iyo Maamulka kooxda Fiiltare Sports Club waxey utacsiyeynaayan xanuunkana Laqeybsanayaan Qoyska Reer Cali Xoogweyne uguna horeeyan saxipadeena marna walaalaheena Yaasir Cali Xoogweyne iyo Geerida Kutimid Aabo Cali Ibrahim (Cali Xoogweyne] samir iyo iimaan Allaha inaga wada siiyo aabana kitaabkiisa gacanta midig allaha kasiiyo janatul Firdowsna allaha ka wareebiyo Aabo Caliπ₯²
03/05/2025
ChamP3ONZ Fiiltare Sports Clubβ€οΈππ π₯
12/04/2025
FAMILY FIILTARE SPORTS CLUB
Fiiltare Sports Clubπ€πππππ»π«‘πͺπ»
25/01/2025
Sawiro Qeybtii 2AAD
Fiiltare Sports Club π₯
25/01/2025
SAWIRO FINALKII
Fiiltare Sports Club π₯π
12/01/2025
10/1/2025 BIG DAYβ‘οΈ
Arooskii Qarniga π€΄πΈ
Our Captan Axmed C. Raxmaan Xuseen Waan Kuu xiisi doonaa Waxana Rajeynaa Inaa markle midowno In sha llh Guuleyso Hogaamiye
Fiiltare Sports Club π§‘β€πͺ
13/09/2024
Alx guushi galabta iyo degmada guriceel
13/9/24 Jimco
Fiiltare Sports Clubπͺπ»π€²π»ππ»
30/08/2024
Waxaan Farxada La Qeybsaneynaa Hambalyana Aan Leenahay Labo Kamid Eh Ciyaaryahanada Kooxda Mrna Saaxiipadeena ApdullaHi MoHamett Updy Iyo Cabdi Risaaq Cali kana Qalin badashay Jaamacada heerkeda 1aad
waxaan Idiin Leenahay Sxpyaal Hmblyo Horay u socda
Fiiltare Sports Club
27/08/2024
WAxaan Farxada Iyo Guusha Laqeybsaneynaa Mid Kamid Eh Ciyaaryahanada Kooxda Sxpken Mrna Wllken Mohamed Apdinaasair Ali oo ku guuleystay imtixaankii 12aad
Waxaana Leenahayay Hormar wacn iyo Guulo Badanπ
14/08/2024
ALX GUUSHII MAANTA
XOOGWEYNTA MGLDA Fiiltare Sports Club πͺβ