Geerida marbeey nolosha dhantaa ileen geerida wa xaqe
Beletwein House
Beletwein Development
19/08/2024
انا لله وانا اليه راجعون…
Alle Naxariistii janno ha ka waraabiyo Adeer Yusuf Axmed Barqadle (Barga Herti) Annagana Samir iyo iimaan alle ha naga siiyo.
13/04/2024
legends football
8 kuri ee Xl Xeritaan ma jiro waa tartan furan
💪💪
09/01/2022
Beletwein ❤️
Suuqa Kala iibsiga sakay maxaa ka Cusub🎁
01/06/2021
Guuleyso
DEG DEG: Guddoomiyaha Dhallinyarada Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdullahi Buraalle (Raaxeeye) ayaa isu soo sharraxay qabashada xilka Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ee summadiisu tahay Hop #059 oo yaalla gobolka Hiiraan.
Musharrax Xildhibaan Maxamed Cabdullahi Buraalle ayaa ah hoggaamiye sameyn badan oo heesta taagera shacabka iyo tan reerka uu kasoo jeedo.
Mr Buraalle oo ah Aqoonyahan kulan saday hoggaamin deganaan iyo garab istaaga bulshada xilliyada adag moowqifkiisana cadeesta ayaa lagu xasuustaa wax qabadkii mudda uu soo ahaa guddoomiyaha dhallinyarada Gobolka Hiiraan iyo hadda oo weli uu yahay Guddoomiyaha Dhallinyarada Hirshabelle.
Fatahaaddii ka dhacday Beledweyne 2019-2020 garab istaagii iyo caawintii qoysaska fatahaadda aay barakicisay ayaa kamid ah wax qabadka lagu xasuusto musharrax Xildhibaan Maxamed Cabdullahi Buraalle.
Aqoonyahanada Dhallinyarada iyo Odayaasha dhaqanka ee beesha uu kasoo jeedo musharrax Xildhibaan Maxamed Cabdullahi Buraalle ayaa ku warramaya in hammuun badan aay u qabaan in uu is badal ka dhaco sannadkan kursiga Xildhibaan ee Lambarkiisa yahay Hop #059 isla markaana musharrax Xildhibaan Maxamed Cabdullahi Buraalle uu yahay shaqsi mudan xilkaasi.

Like 👍 saaara
Hala cimaamado asxabeey
21/06/2019
Hiiraan waa iska barwaaqo
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Telephone
Website
Address
Koshin
Beledweyne
HBLW2012
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 04:00 |
| Tuesday | 08:00 - 04:00 |
| Wednesday | 08:00 - 04:00 |
| Saturday | 08:00 - 04:00 |
| Sunday | 08:00 - 04:00 |