Ururka Kubada Cagta Dagmada Farlibaax Ee Gobalka Hiiraan

Ururka Kubada Cagta Dagmada Farlibaax Ee Gobalka Hiiraan

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ururka Kubada Cagta Dagmada Farlibaax Ee Gobalka Hiiraan, Sports, Farlibax Street, Beledweyne.

Photos from Ururka Kubada Cagta Dagmada Farlibaax Ee Gobalka Hiiraan's post 01/02/2025

Bahda Kubada Cagta Dagmada Farlibax waxay hambalyo iyo bogaadin udirayaan gudoomiyaha cusub ee sportska dagmada Farlibax
Gudoomiye xilka laguu dhiibay allah kula garab galo waxaan kaa sugnaa waa isbadal fcn ee dhanka sportska dagmada

28/06/2024

Xulka Degmada Farlibaax oo soo gabagabeyay tababar mudo bil ah uga socday degmada farlibaax ayago qeyb ka ah tartanka degmooyinka Hiiraan ee Hirshabeelle.

Photos from Ururka Kubada Cagta Dagmada Farlibaax Ee Gobalka Hiiraan's post 28/06/2024

Xulka Degmada Farlibaax oo soo gabagabeyay tababar mudo bil ah uga socday degmada farlibaax ayago qeyb ka ah tartanka degmooyinka Hiiraan ee Hirshabeelle.

Photos from Ururka Kubada Cagta Dagmada Farlibaax Ee Gobalka Hiiraan's post 12/06/2024

Magacaabis

Gudomiyaha Ururka Kubada Cagta Dagmada Farlibaax Mudane Cabdicasiis Shuuriye Sabriye waxaa uu Tawabaraha Xulka Kubada Cagta Dagmada Farlibaax U magacaabay

Abdifatah Qasim Abdulle

Waxaan rajeeynaa Tawabaraha Xulka Kubada Cagta Dagmada Farlibaax inuu gudan doono waajibaadkiisa ku aadan Horumarinta Kooxda Dagmada.

Waxaan dhamaan bulshada Dagmada farlibaax ka codsanayaa ineey lashaqeeyaan Tawabaraha Kooxda.

Wabilahi Towfiiq

Cabdicasiis Shuuriye Sabriye Gudomiyaha Ururka Kubada Cagta Dagmada Farlibaax Ee Gobalka Hiiraan

12/06/2024

Asalamu Aleykum Dhamaan Bulshada Gobalka Hiiraan Ee Dowlada Hirshabelle waxaan ogeeysiineeynaa inuu page kaani yahay page ka saxda ah ee Ururka Kubada Cagta Dagmada Farlibaax Ee Gobalka Hiiraan.

Waxaana inta kala socon doontii dhamaan cayaaraha Dagmada Farlibaax

Wabilahi Towfiiq

Cabdicasiis Shuuriye Sabriye Ururka Kubada Cagta Dagmada Farlibaax Ee Gobalka Hiiraan

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Beledweyne?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Farlibax Street
Beledweyne
2526