Xulka Gobolka Saaxil

Xulka Gobolka Saaxil

Share

Ku soo dhawaada bogga rasmiga ah ee Xulka Gobolka cagaaran ee Saaxil.

16/10/2020

Ku soo dhawaada bogga rasmiga ah ee Xulka Gobolka Cagaaran ee Saaxil .
Waxad ka heli doontaan dhamaan macluumaad kasta oo ku saabsan .

Fadlan nasoo raaca.

Photos from Xulka Gobolka Saaxil's post 16/10/2020

Fanka kubaddu waa fan u baahan maskax dagan iyo waliba garaad sare, waxuu abuuraa is fahan, isu imaatin, dareen wadaag iyo waliba is dhexgal bulsho.
Waxaan aaminsanahay inaad tihiin horyaal wayn oo abuuri doona guulo aan h**e loo gaadhin.
Kuwani waa xulka gobolka cagaraan ee saaxil .

Ku soo dhawadaada bogga rasmiga ah ee xulka gobolka.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Berbera?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


0633482430
Berbera