terminal stadium

terminal stadium

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from terminal stadium, Stadium, arena & sports venue, berbera, Berbera.

Photos from terminal stadium 's post 31/12/2025

Ramadan cup
Iyo kalkii 5aad
Coming soon

Nala wadaag zaaxib kaa oo 4 ta jeer ciyaaray hadan aan wali qaadin

09/09/2025

Googsi cup
Terminal stadium

24/04/2025

Week one

24/04/2025

Waxa si rasmi ah u bilaam doona kalkii 3aad oo xidhiidh ah koobka malinta madax banaanid Qaran nimad Somaliland oo loogu magac daray 18 may cup oo sanadkan ay jaanis u Heleen kooxa heerka 3aad ee degmad Berber

Nagu soo bookh bursade stadium 🏟️

terminal stadium

11/04/2025

Jimca Mubarak

Waa Abaal marinta xidigii koobka
Abaal Marintii kooxda koobka iyo tobobarhii koobka

Asroma fc

07/04/2025

Team kan waxa ku ciyaara yeen meherda cunto dhaqa meedka ee ex-baraadka waxa yaalah aan la ilaawi karin waxa ka mid ah in ay awood u sheega Tay kooxa koobka ciyaara yey oo dhan waxa nah dhacday sidan

Group stage 4 game ( 3win / 1 draw)
Round 16 ( win 4 -0)
Round 8 ( win 4-1)
Round 4 ( penalty)
Semi final ( win 1-0)
Final ( loss 0-1)

Photos from terminal stadium 's post 07/04/2025

Waxa halkan hamplyo ugu diray nah kooxda Valencia fc oo ha guulaysta yaasha rasmiga ah ee kalkii 4aad iyo tartanka xeebta iyo dhalinta xeebta ee Ramadan cup oo ay ka qayb galeen 24 naadi oo ka kala socda dhamaan xafadah begmad berbera

Congratulations 👏

Photos from terminal stadium 's post 09/03/2025

Waxa meel xamaasad iyo xiiso leh mara yah koobka Ramadan cup ee garoonka terminal stadium week 3

13/02/2025

Koobkii xeebta iyo dhalintii xeebta Ramadan cup iyo kal kii 4aad oo xidhiidh ah 🤝

Photos from terminal stadium 's post 03/02/2025

Taarikh :-

1. BADMAAL (EX-TAWXIID) waa guulaysta yaashi sanad kii 2023 ku gulaystay koobka bisha bara kaysan ee ramdan ee garoonka terminal stadium

2. AL- nasri waa guulaysta yaasha sanad kii 2024 ku gulaysta tay koobka ramadam ta ee garoonka terminal stadium waliba is bila guul daro ah (an pittin)

3 ......

Hadab halkan nagu la wadaag saaxib kaa oo ma gud be ah oo dheh waxa ama qaad oo aan ku arko sanadka ama soonkaga ilaasho oo seexo dheh

03/02/2025

Tartankii xamsada iyo dhalin tii xeebta !
Maxa ku xasuuusa tah oo ka xasuuusaha tah
Markii 3aad nah coming soon

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Berbera?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Berbera
Berbera