31/12/2025
Ramadan cup
Iyo kalkii 5aad
Coming soon
Nala wadaag zaaxib kaa oo 4 ta jeer ciyaaray hadan aan wali qaadin
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from terminal stadium, Stadium, arena & sports venue, berbera, Berbera.
31/12/2025
Ramadan cup
Iyo kalkii 5aad
Coming soon
Nala wadaag zaaxib kaa oo 4 ta jeer ciyaaray hadan aan wali qaadin
09/09/2025
Googsi cup
Terminal stadium
24/04/2025
Week one
24/04/2025
Waxa si rasmi ah u bilaam doona kalkii 3aad oo xidhiidh ah koobka malinta madax banaanid Qaran nimad Somaliland oo loogu magac daray 18 may cup oo sanadkan ay jaanis u Heleen kooxa heerka 3aad ee degmad Berber
Nagu soo bookh bursade stadium 🏟️
terminal stadium
11/04/2025
Jimca Mubarak
Waa Abaal marinta xidigii koobka
Abaal Marintii kooxda koobka iyo tobobarhii koobka
Asroma fc
07/04/2025
Team kan waxa ku ciyaara yeen meherda cunto dhaqa meedka ee ex-baraadka waxa yaalah aan la ilaawi karin waxa ka mid ah in ay awood u sheega Tay kooxa koobka ciyaara yey oo dhan waxa nah dhacday sidan
Group stage 4 game ( 3win / 1 draw)
Round 16 ( win 4 -0)
Round 8 ( win 4-1)
Round 4 ( penalty)
Semi final ( win 1-0)
Final ( loss 0-1)
07/04/2025
Waxa halkan hamplyo ugu diray nah kooxda Valencia fc oo ha guulaysta yaasha rasmiga ah ee kalkii 4aad iyo tartanka xeebta iyo dhalinta xeebta ee Ramadan cup oo ay ka qayb galeen 24 naadi oo ka kala socda dhamaan xafadah begmad berbera
Congratulations 👏
09/03/2025
Waxa meel xamaasad iyo xiiso leh mara yah koobka Ramadan cup ee garoonka terminal stadium week 3
13/02/2025
Koobkii xeebta iyo dhalintii xeebta Ramadan cup iyo kal kii 4aad oo xidhiidh ah 🤝