Xidhiidhka kubada kolayga Gobolka Saaxil

Xidhiidhka kubada kolayga Gobolka Saaxil

Share

this new page

Photos from Xoogsade Sports's post 19/03/2024
Photos from Xidhiidhka kubada kolayga Gobolka Saaxil's post 14/02/2023
Photos from Xidhiidhka kubada kolayga Gobolka Saaxil's post 14/02/2023

Waxa saaka kormeer shaqo inoogu yimi Agaasimaha Guud ee wasaraada dhalinyarada iyo ciyaaraha JSL sidoo kale soo indha indheeyay dhismaha Garoonkii cusbaa ee Xidhiidhka kubada kolayga Gobolka Saaxil sidoo kale waxa ku wahelinaaya Gudoomiyaha xidhiidhka kubada kollayga Gobolka Saaxil iyo isuduwaha dhalinyarada iyo ciyaaraha gobolka saaxil iyo gudiyaha xidhiidhka ciyaaraha fudud

Photos from Xidhiidhka kubada kolayga Gobolka Saaxil's post 27/01/2023

Xidhiidhka kubada kolayga Gobolka Saaxil waxa uu hanbalyo tahniyad Aroos u dirayaa ciyaartoy zakariye Josh oo faraanti galis kiisu ka dhacay magaalada berbera habeenkii xalay

11/01/2023

Kulanka caawa iyo reer Berbera insha Allah Guuuul

Photos from Xoogsade Media Tv's post 10/01/2023

Alle ha u barakeeyo shirkada kafaala jet halkay ka soo saartayna misaanka xasanaadka alle ha ugu badalo

08/01/2023

Jedwalka Sime final ka horiyaalka horiyaalada kubada kollayga somaliland

07/01/2023

Gudoomiyaha Xidhiidhka kubada kolayga Gobolka Saaxil oo dhaloolo u jeediyay maamulka Haamaha kayadka shidaalka Berbera baaqna u diray moyar c/Shakuur cidin

Photos from Xidhiidhka kubada kolayga Gobolka Saaxil's post 06/01/2023

Waxa caawa si toosa isaga xaadirisay sime final ka Kooba horiyaalka horiyaalada JSL kooxda ku ciyaaraysa B.O.T ee magaalada Berbera oo ka badisay B.O.T 47 dhibcood GOODIR BOORAMA 41 dhibcood

Photos from Xidhiidhka kubada kolayga Gobolka Saaxil's post 06/01/2023

Waxaan caawa guul u rajaynayaa kooxda B.O.T ee kubada kollayga gobolka saaxil oo ciyaaraysa ciyaartii u danbaysay ee Group stage ka Una gudbi doonta sime finalka champion ka kubada kollayga JSL INSHA ALLAH GUUL WAARTA DHAMAANTIIN

02/01/2023

Ciyaarta Caawa ee Tartanka Horyaalka Horyaalada Kubbada Kolleyga ee Somaliland. 🏆🏆🥇🥇🏀🏀
2/1/2023 Isniin

Ka soo qayb gal wanaagsan. 🏆

31/12/2022

Xidhidhka Kubadda Kollayga JSL waxa ay hambalyo u dirayaan dhamaan umadda musliminta ah, gaar ahan ciyaartoyda kubadda kollayga jsl curashada sanadka cusub ee 2023

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Berbera?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Berbera