30/08/2024
Hambalyo
Kooxda wasaarada horumarinta caafimaadka ayaa ku guuleysatay horyaalkii degmada sheikh.
WHC 2:0 w.biyaha
sports
30/08/2024
Hambalyo
Kooxda wasaarada horumarinta caafimaadka ayaa ku guuleysatay horyaalkii degmada sheikh.
WHC 2:0 w.biyaha
30/08/2024
Kala saraynta Horyaalka Degmada sheikh oo meel xasaasiya maraya
Week 4
27/01/2023
Deg deg:
Ciyaartii final-ka Horyaalka Horyaalada Somaliland oo qabsoomi lahayd mant oo jimce ah waa uu baaqday waxaanu dhacayaa malinta Bari hadii Alle idmo
Oo sabti ah
Kick off 3:00 galabnimo
Sheikh production sports
23/12/2022
Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Degmada Sheikh Mohamed C/Qaadir Mohamed Ayaa Maanta Soo Gabgabeeyay Tartaan is Barasho ee heerka 2aad Degmada Sheekh kaas oo ay ku guuleysatay kooxda ku ciyaaraysay magaca HorSeed Degmada Sheikh
06/12/2022
"Koobka waxaa lala doonayaa koox kale" kooxda Gaashaan oo qaadacday ciyaar ka tirsan horyaalka caasimadda Hargeisa.
25/11/2022
Hambalyo Hambalyo
Labada masuul ee loo soo magacaabey xidhiidhka kolayga iyo xidhiidhka ciyaaraha fudud.
Mudane :Maxamed Maxamuud Gahayr
Iyo
Mudane: Ridwaan Maxamed Cabdilaahi Qayre.
Ilaahay masuuliyada aad qaadeen ha idiin fududeeyo.
21/11/2022
Gudoomiyaha Xidhiidhka kubadda cagta Degmada Sheikh waxa uu ogaysiinayaa dhamaan maamulka iyo macalimiinta Kooxaha Bda ee heerka labaad in maalinta Khamista ah taariikhduna tahay 24/11/2022 ay tahay maalinta u dambaysa ee diiwaan-galinta ciyaartoyga ka qayb gali doona tartanka Kooxaha Bda Ee Degmada Sheikh
Hadaba fadlan maamulka Kooxaha 0Bda ah ciyaartoydooda hakeenaan xafiiska Xidhiidhka si loodiiwaan galiyo.
20/11/2022
Xaflada Furitaanka koobka adduunka.
17/11/2022
Winner Kooxda Degamda Ee ISTVS
04/11/2022
Isuduwaha dhalinyarada iyo ciyaaraha degmada sheikh
Cabdiraxmaan caydiid maxamed ayaa galabta garoonka kubada cagta ee schoolka salwa sabaah secondry school ka furay tartankii schoolka ee kubada cagta
Koobkaas oo ay iska kaashadeen maal galintiisa ganacsade cali xaashi iyo isduwaha dhalinyarada iyo ciyaaraha iyo maalmulka schoolka salwa sabaah.
Halka ganacsade cali xaashi uu maanta ku wareejiya schoolka agabkii koobkas oo dhamaystiran.
Shiekh production sports