04/12/2024
SAWIRO 📸: Tababarki aan ku qaadanay garoonka bursade stadium Stadium ee isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub ee berbera league division two 2024/2025 🙌🎽🏟✅️🏃♀️
Kafaalo Sports Club 💪🟠
Ku soo dhawoow
Page ka Fc. KaFaaLo Jet
Kooxda Heerka 2aad ee magaaLada berbera
01/Apr/2022☺️🥰
04/12/2024
SAWIRO 📸: Tababarki aan ku qaadanay garoonka bursade stadium Stadium ee isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub ee berbera league division two 2024/2025 🙌🎽🏟✅️🏃♀️
Kafaalo Sports Club 💪🟠
03/10/2024
Kooxda ayaa dhamays tirtay tiro ciyaartoy ah oo ay kuso xoojisay safkeeda xili ciyaaredka 2024-2025
Kusoo dhawada family kafaalo jet💛
25/09/2024
Tababarki ugu horeeyay ee xili-ciyaaredka cusub ee 2024 2025
📌 Bursade stadium center
16/07/2024
Fariin mahad naq
Dhaman maamulka iyo ciyartoydu waxay ku diriyan mahad naq baladhan Yahye Jama Ali
Mahad naqaaso ah shaqadi daacada u ahayd ee aad kooxda usoo haysay mudo gaadhay 4 ilaa 5 sano hadana waxay gaadhay wakhtigi aad matali lahayd koox kle
Wakhtigi faraha badna ee ad usoo hurtay kooxda aad ayay kaga mahad naqaysa kooxdu
Waxad naqon doonta mid Mar walba ku xusan taarikhda kooxda iyo heerarki kala duwana ee aad lasoo martay kamana bixi maysid quluubta kafaaalo jet
Dhamanteen waxan ku rajeenina kooxda cusub inad la samayso guulo taarikhiya kana soo muqatid kooxdada
Wax qabadki ciyartoyga sanadki 2020 2021
Ku gulaysigi horyaalka heerka sadexad
Daafici ugu fiicna horyaalki
Daafici ugu fiicna xili ciyaaredka kooxda
Wax qabadki ciyartoyga 2022 2023
Kaalinta labad ee horyaalka herka labad
14 kulan aan laga badin
6 kulan oo an wax goal ah laga dhalin
Daafici ugu ficna xili ciyaaredkan kooxda.
Nasiib wacan ayanu dhamanteen ku leenahay
Full time
Kafaalo jet 2 vs Rssa 1
Labada goal
Mataan Hussein ⚽️
Caano ⚽️
04/06/2024
KULANKA MAANTA
FRIENDLY MATCH
Kooxda kafaalo fc Vs RSSA
Garoon Abdalle stadium
Wakhtiga 4:30
25/05/2024
Happy international football day
⚽️❤️
25_may_2024
30/04/2024
Friendly match daY
Kafaalo vs empire boorama
Stadium apdalle
Time 4 00
29/04/2024
Kusoo dhawada xoog waynta kafaalo jet
Sakariye kayse
Caano
Husein mataan
Wacays mohameth
28/04/2024
Come back training ⚽️🥅
Pictures training 📸