03/07/2026
Xaflada isku aadka Jawdalka horyaalada dalka ee 2026/2027 ayaa la qaban doona Khamiista.
1. Hargeisa Capital league.
2. Togdheer League.
3. Awdal League.
4. Saaxil League.
5. Sanaag League.
6. Gebilay league.
dhalinyarada iyo ciyaaraha Saaxil
02/01/2026
Wasaara Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Ee Gobolka Saaxil
Beri iyo laba kooxood oo kale Burco ah:
Mar kale beri waxaa is arki doonan koox burco ah oo Maaliyada ah iyo koox kale oo Berbera ah waa kooxdi shinide š Dp world.
Dhanka kale Gaashan burco ayaa kahor iman doonta gobolki Rivals ka ay ahaayen ee Gebiley.
Maaliyada burco maw hiilin doonan labadii kooxood ee burco ee galabta ciida la cunsiiyey?
Gaashan Burco beri Alamzaawiyiinta maka farxin doonan ?
29/12/2025
Reer Berbera waa in ay maalinta Khamiista Furitaanka horyaalka Horyaalada si weyn ugaso qayb-galaan gaar ahaan maalinta Jimcaha oo meel walba fasax tahay si ay utaageeraan Kooxda Goodir ee Berbera