04/09/2026
Hakis Billa wacan oo wanaagsan wadartiinba Jaallayaal.
Iinsha Allah Maanta Iyo Khudbada Jimcaha.
Writer, poutery man, Trainer and Islamic Motivational Speaker.
04/09/2026
Hakis Billa wacan oo wanaagsan wadartiinba Jaallayaal.
Iinsha Allah Maanta Iyo Khudbada Jimcaha.
01/09/2026
(HAMMI) ABWAAN RAAGGE UGAAS.
Gabaygan waxaa Tiriyay Alle wayne Ha u Naxariisto Abwaankii Qiimaha lahaa ee Raage ugaas wuxuu abwaanku ku Kaga Hadlayaa arimo Cajiib ah oo Duruus Muhiim ahi ku jirraan,Wax badana Lagala soo dhex baxi karrayo.
1.Xalay Isniintii waxaa i helay toban umuuroode
2.Asal gama'na ways idhi hurdana uurka k**a seexan
3.Indhahana makala qaadihayn, aragna way muuqday
4.Afka k**a dhawaaaqayn hadana, aamus ma aan yeelan
5.Ogaan uma qoslayn oo hadana, iligyaday muuqday
6.Aradkana dad kuma weheshanayn, ururna waan joogay
7.Albaabada dibada baan ka iil, aqalna waan jiifay
8.Istanbuuli cadar layma marin, udugana waydaaray
9.Oon baa idilay oo biyaan ku agwareegaayay
10.Onkod iyo hilaac roobna waa, nagu itaaleeyay
11.ufo dhibicdu may wadin hadana, ooduhuu lulayay
12.Awaartii manabin oo hadana, wuu anfacay kaynta
13.Anfariir xaluunbaan hurdada oog la sookacaye
14.Ilinkaan talaabada ku waday, kol aabaarahaaye
15.Meeshaan abaarada kutago, aakhir bal aan eego
Nin wallow Waxaad Kalla dhex baxday waa maxay?
Wakhtiga Fitanka Iyo sida looga Badbaado.
Hakis Billa wacan oo wanaagsan Iinsha Allah Barri iyo Khudbada jimcaha Hadduu Alle Wayne Aqballo.
Mohamed Abdilaahi Ali Writer, poutery man, Trainer and Islamic Motivational Speaker.