09/02/2024
Allah u Naxariisto waxaa geeriyooday difaacii Maamul goboleedka Galmudug Muxudin Cabdi oo xanuun kusoo booday.
Muxudin waxa uu ka mid ahaa Ciyaartoyda Xulka Galmudug la qaaday Koobka Maamul Goboleedyada, wuxuuna haatan Ku sugnaa Dhuusamareeb.
09/08/2019
Bishaaro waxa idin diyaara Sandaladii Ciida Carafo, Maan-raac Sports Center
01/06/2019
Maan-raac Sports Center waxa idinku diyaara sandaaladii ciida h**e u gaadh kala xidhiidh Numberada soo socda, 0634098862, 0634519956 iyo 0634884921
28/04/2019
Bishaaro Waxa logu Bishaaraynayaa dhamaan cidii ka qayb galaysa Kobabka Ramadaanta inla idin keenay garamadii kooxaha noocii u danbeyey iyo numberkii oo lagugu dhajinayo qimahuna macquul. naso booqo oo noogu kaalay Maan-raac Sports Center
03/12/2018
Dhamaan Macamiisha Maanraac wxan ugu bishaaraynaynaa in qalabkii sports oo dhan qiimo dhimis lagu sameyey 40% waxa soconeysaa mudo gaaban oo ah 7 cisho waxay bilaamaysaa Bari oo ay bishu tahay 4/11/2018 ilaa 11/11/2018, wixii faahfaahin ah kala xiriir numberada hoos ku qoran.
0634519956, 0634098862
17/08/2018
Maan-raac Sports Center garamadani ama maaliyadahani waa idinku diyaar kala soo xidhiidh 0634098862 ama 0634519956
08/08/2018
Maan-raac Sports Center garamadani ama maaliyadahani waa idin diyaar kala soo xidhiidh 0634098862 ama 0634519956
05/08/2018
Maan-raac Sports Center waa idinku diyaar Garamadani ama maaliyadahani kala so xidhiidh telefanada hoos ku qoran 0634519956 ama 0634098862