29/12/2024
Hamablyo balyers gaashan sc ceeldahir finalka gopolka bari 💚🫡⚽🏆🥇
Fadlan hadaad nagu cusub tahay nagu soo biir
29/12/2024
Hamablyo balyers gaashan sc ceeldahir finalka gopolka bari 💚🫡⚽🏆🥇
16/07/2024
Gaashan fc ceeldahir 🫡💚✊⚽🥅
Sharftii degmada ceeldahir 🫡💚
13/07/2024
Alhamdulilah
Wxan glbta ciyarnay kulankeeni kowad sfar kena snad la'aha alx ilhy si nabad ah buu noogu soo dhmeeyey wallow aan guul u qalanay balse qadarta ebe ba wax walba ka wayn wxan galnay bar baro GASHAAN CELDAHIR 4 VS WASARADA TAMRTA 4
Inzha Allah kulamada danbe wxan rajey nayna Guul inzha Allah
*GASHAAN SC* For ever ❤️🦁
Daalo staduim ceerigabo💚🫡⚽🥅
12/07/2024
Ceeldahri to ceerigabo💙🚌🫡✊
07/07/2024
New dress new seosan kooxda faca weyn ee Gashaan
New chabter⚽💙🫡✊
GaGaashan fc ceeldaahir
12/10/2023
Kan waa mid kamida xirfadlayaasha udheela gaashan sc oo ku magac dheer fahad dahir nayga ahna halbowlayaasha teamka wxuna la gaaray teamka guula muhiima ah io koobab badn guuleyso lacib wayo badan meel kasta tagto lacib weyn Fahatt Dahir 🙏
30/09/2023
Mohamett ZaiD Ahmett (Maldini⁵)
in mudo ah garoomada laguma arag isaga oo kale mudo h**e ayaa ugu dambeesay daafacyo isaga oo kale saa haatan waa ku yar yihiin dad isaga oo kale ah ama latayo ah runtii daafacaan wuxuu amaan badan ka helay dadyowgii aadka ula socday Xirfadisa Iyo kuwii garoomada dawashada ujoogay aanse idin daaye adinkee
Maldini⁵ dhowr wax yaabood oo aad ku aragtay oo hibo Eebe Siiyay ah Inoo sheeg Adiga Oo dhanka Faalada Ama commntska Inoogu soo qoroyo
30/08/2023
Abdi Jamaal Ahmed Zaid mid kamida werar yahanada gobolka bari ugu fcn Kuna kalson naftisa Io xirfasida la hubuna Mel kasta uu tago inuu sameyn ku yelan dono
Ma aqan sababta ay gobolka xirirka gobolka bari ay iskaga indho yirayan xirfad lahan cajibka Wana mid ay Marka garonka la galo tabi doonan Lama joojiyahan melkasta kaso muqan kra xirirka gobolka bari
Muse Wood Darbaal ? Maxy tahy sababta plyerkan
La isakga indho tiryo xirfasida🫣🥱
vardi 9
Guleyzo pweh melkasta ad ka muqato🌛💪
06/08/2023
⚽️⚽️ gaashan fc macalin Abdulaahi hayaan na Kamid yahay kooxda
Gaashan Football Club ].
Waxa uu ka dheelaa lambarka { 4 }
Waxa uu kaso dhelay dagmoyin padan oo ay kamid yihiin goldogob iyo bursalx iyo kooxa kala duwan sida tawakal fc bosaaso jiirda fc bosaaso tawxiid fc bosaaso Ramdaan fc gol dogob jiglan fc
Xirfadiisa waxay gartay ila heer degmo hadaba xidigaan hadii aad garoon lagashay wax inooga sheeg tayadiisa kubadeed wana mid ka mid aha xidifaha ugu tayada fican dhanka dafaca g.bari
05/08/2023
Updirahmaan Sead Updirizak ku dhashay ceeldahir ku barbaaray ku hana qaaday wayihisi kubada cagta wuxu kaso bilabay kubadi lagu ciyari jiray xaafadaha hortooda kadib wuxu uso dalacay herarka kala duwan e timka faca weyn gaashann fc isago hada kabtan u ah koxda herka kobad gaashan isagu wa mid ku fican kubada cagta 6 xidagan isagu wa mid ka ciyara khadka dhexe wuxu abuura kubada fara badan kubada cgta marku haysta waxd moda inu shan indhod leyahy ciyartoyda ka garab ciyaray wxy shegen inu isagu yahay midka ku qaniga ah baas cawinta waqtigan wuxu ku jira waqtigisi ugu ficna wuxu shegay inu aha gushi ugu farxda badned kobku u laqaday gaashamn fc sanada ka hor 🏆🏅
Xidigan aye mar dhow kooxda hashis dheer lagali dontaya
Gaashan fc ceeldahir .
04/08/2023
Gaashan fc ceeldahir ♥️🖐️⛳⚽