whatsapp group https://wa.me/252907575902
Telegeram https://t.me/matashow
Razaam Mata
this page will you get football news
09/05/2023
Hel shax free ah maalin walba kusoo biir link hoose
https://t.me/matashow
https://t.me/matashow
https://t.me/matashow
16/06/2022
just click
Lixda saxiix ee ugu Qaalisan taarikhda horyaalka preimere league Lixda saxiix ee ugu gaalisan taarikhda horyaalka preimere league Lixda saxiix ee ugu gaalisan taarikhda horyaalka preimere league Lixda saxiix ee ugu
15/06/2022
Ultra Legend
15/06/2022
Werar yahanka reer Uruguay ayaa heshiis waqti dheer ah u saxiixay kooxda liverpool kadib markii u dhamaystay heshiiski shaqsi ahaa
wuxuuna ku baasay tijaaba caafimaadka eee xaruunta tababarka ee AXA iyado ku qaraacday kooxda manshester united
Nunes ayaa yimid Anfield kadib labo xili ciyaared uu ku sugnaa Portugal isago la joogay kooxda Benfica, Halkaas oo u ku dhaliyey 48 goal 85 kulan uu saftay Tartamada oo dhan
22-jirkan ayaa sidoo kale 11 kulan u saftay xulka Qaranka Uruguay kadib markii u saftay kulankiisi ugu horeeyey oo heer caalami bishii Octobar 2019
Darwin oo waraysi bixinayey ayaa liverpool ku tilmaamay koox wayn sidoo yiri aad baan ugu faraxsanahay inaan halka joogo
Waxaan jeclaan lahaa inaan u mahadceliyo waalidkayga lamanahayga iyo wiilkayaga kaas oo i ah isha dhabta ah ee sharafta
Waa farxad inaan halkan joogo liverpool aad ayaan ugu faraxsanahay inaan ka qayb noqdo kooxda wayn
Nunes kooxdisi ugu horeeysay ee u u safto waxay ahayd Atletico Penarol kadib markii uu u soo kacay Mar xalada dhalinyara nimada
Intaas kadib waxaa uu dalab ka helay kooxda reer spain ee ALmeria kuwaas oo markaas ka ciyaarayey heerka Labaad isago waqti ku qaatay ilaa 2019-2022 kadib benfica ilaa hadaa oo liverpool ku biiray
Sababtan ugu wayn ee aan Halkan u umi waa inaan ku guulayso koobab, badan laacibkan ayaa xiran doona lanbarka 27
Nunez ayaa noqon doona ciyaartoydi saddexad ee u dhasha wadanka Uruguay ee u ciyaara kooxda liverpool waxaana ka horeeyey Luiz Suarez iyo Coates
12/06/2022
Team of the year PL
01/06/2022
Messi
29/05/2022
Ballon'dor
Yes or no
27/05/2022
Available in final
24/05/2022
Choose one | and describe you want
Jemes vs Arnold
24/05/2022
Football | one word describe this picture
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
252
Borama