CEERI

CEERI

Share

kusoo dhawoow wararka ciyaaraha

29/05/2026

New signing for Barcelona

28/05/2026

Ninkan Muxuu diirada aad ugu saara marka ay kooxdu corner tuuranayso waxaa lagu leeyahy gaol kaste oo kooxdu ku dhaliso oo set-space ah wuxu qaadanayaa Β£10,000 .
Arsenal scored from 34 πŸ˜³πŸ“ˆ

28/05/2026

Anthony Gordon welcome to Barcelona ✈️πŸ‡ͺπŸ‡Έ

28/05/2026

🚨🚨Ferran Torres ayaa diiday in lagu daro heshiiska Julian Alvarez❌

-Roger TorelloπŸ‘€πŸ–ŠοΈ

28/05/2026

🚨 ππ‘π„π€πŠπˆππ†: Neymar jr ayaa dhaawac ku maqnaan doona 2 ilaa 3 weak

Waxa uuna seegi doona kulanka ay laciyaari donaan xulka Brazil xulka Morocco βŒβ€οΈβ€πŸ©Ή

Get well soon, Ney! 🀞🏼

28/05/2026

Kee waa timberkeena?

28/05/2026

Isha ku hay halkan ninkan xaaladiisu waa done 100m oo aan ciyaaryahan lagu darin ayay Barca ka gudbisay kooxda ayaa rabta inay soo gabagabayso xidigan inta aan la aadin koobka aduunka

Photos from CEERI's post 28/05/2026

🚨 Mikel Arteta: β€œGo’aanka Raya iyo Ramsdale waa tusaale nool oo muujinaya tayadayda manager nimo’’

β€œRamsdale waa goolhaye tayo leh, laakiin Raya ayaa si fiican ugu habboonaa qaabka aan rabay inaan kooxda ku ciyaarsiiyo.” 🧀

28/05/2026

🚨 ππ‘π„π€πŠπˆππ†: Barcelona ayaa dalab β‚¬πŸπŸŽπŸŽπŒ ⚠️ ah ka gudbisay juliano alvares
β€œSidoo kale isaguna uu rabaa 𝗕𝗔π—₯π—–π—˜π—Ÿπ—’π—‘π—”β€. πŸ’¬

28/05/2026

Let’s go

πŸš¨πŸ”΅πŸ”΄ Breakinh News : Barcelona waxay diyaarinayaan dalabkoodii ugu horreeyay ee rasmi ah oo ay ka gudbinayaan JuliΓ‘n Álvarez, waxaana la filayaa in dhawaan la diro β€” iyada oo aan wax ciyaartoy ah lagu darin heshiiska.

JuliΓ‘n wuxuu AtlΓ©tico u sheegay inuu doonayo inuu baxo kadib markii uu bilo kahor diiday heshiis cusub.

❗️ Kadib kulan toos ah oo dhex maray wakiilka ciyaaryahanka iyo dhex-dhexaadiyeyaasha, BarΓ§a waxay diri doontaa dalab rasmi ah.

Fabrizio Romano

28/05/2026

🚨 ππ‘π„π€πŠπˆππ†: π„ππ™πŽ 𝐅𝐄𝐑𝐍𝐀𝐍𝐃𝐄𝐙 ayaa cadeeyay inuu ka tagayo 𝐂𝐇𝐄𝐋𝐒𝐄𝐀
Kooxdee ayuu kusoo baxayaa ninkan lacagta lagu heli karo waa 138m

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Borama?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Borama