Jordan football club

Jordan football club

Share

Jordan football club waa team ka dhisan xafad waynta fardaha 💜💜

22/10/2022

Team jordan xoogwayntii💪

17/10/2022
07/10/2022

Waa mid kamid ah dafacyada la hubo ee kahor taga duqaymaha ka imanaya cadawgiisa isaga magaciisu clwaasac ex[casemero]

Wuxuu kubada kaga daydaa ama Taageraa carlos casemero😈

07/10/2022

Manta waxan la ciyarnay dhigayaga horyaal fc halkaas oo ay na dhex martay ciyaar xamaasadysan

Lkn 3dhibcood ilaahay anaguu nasiiyay guushuna na raacday
Waxan leyahay dhigayaga horyaal waad dadashen I.a kulan Dambe Aya inoo balna I.a

FORCA JORDAN🤜

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Borama?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Fardaha
Borama