09/01/2025
tariikhdu markay ahayd 06/01/205 waxa horyaal koogii todobaad oo xidhiidha uga bilaabmay dhalinta xafada Ee garoonka Camash stadium labada team ee kala ah
PRIME JET VS BORAMA SPORT
Guul dhamantinba
Camash stadium
08/04/2024
Bakaal Sports waxay hambalyo halkan uga diraysa ku Team ka u ciyaara ABWAAN KHADAR AK oo ku guulaystay Cup ki in muddo ah ka socday Camash Stadium
13/03/2024
NATIIJADA lugta saddexad ee cup Ramadaanta ee ka socda Camash Stadium oo ay ciyarayeen labada team ee kala ah
TAYASIR TRAVEL AGENCY 1
AL - RAHMA BOOSHARI 0
11/03/2024
BISMILLAH WAXA MANTA FURMAY KOOBKII CAMASH STADIUM OO AY WADA CIYAAREN XAAFID MOENY EXCHANGE IYO ISMAIL SPORTS
XAAFID MONEY EXCHANGE 3 VS ISMAIL SPORT 1
Camash Stadium
11/03/2024
Day 0ne
CIYAARTA MANTA
XAAFID MONEY EXCHANGE VS ISMAIL SPORT CENTER
BARBILOW WANAGSAN DHAMANTINBA
CAMASH STADIUM
24/02/2024
Gacmo furan kuso dhawada bahda sports ka jecel